Farmaajo “Ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka..”
1 min read

Farmaajo “Ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka..”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay go’aan uu ansixiyay Baarlamaanka Soomaaliya .

“Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka FS ee ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka & Soohdimaha waxay sii fogaynaysaa xal u helidda tabashooyinka DG ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore & siyaasiyiinta dalka”.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Farmaajo oo uu ku baahiyay bartiisa Twitter ka ama X ayaa u qornaa sidan: