November 8, 2024
3 mins read
Nasashada Jimcaha. Q-434=ogow, Qalbi wanaagaaga Dadaa kugu qoonsahaa=
1. Oday Ruun nirgood joogay ayaa arkay Nin isku heysto in uu Bulshada wax taro, laakin wax uu ku wanaagsan yahay ayna jirin, markaa ayuu yiri: Hebaloow, waxaad Tahay Ceesaan Afka Baryo ku leh, Ducdana Buul ku leh, Dabada Ban ku leh. Meel lagaa kaashaa ma jirto. (F.S:1aad). ( Dalka meeqa siyaasi ayaad taqaan oo […]