1 min read
Deg Deg: Dowladda Soomaaliya oo Diblumaasi Itoobiyaan ah u qabatay inuu dalka isaga baxo 72 saacadood gudahood.
BREAKING: Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday diblumaasi Itoobiyaan ah ‘persona non grata’ kadib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay howlo aan ku habooneyn doorkiisa dublamaasiyadeed.
Soomaaliya ayaa ku amartay Cali Maxamed Aadan oo ah la-taliyaha safaaradda Itoobiya in uu 72 saac gudahood uga baxo Soomaaliya marka uu helo ogeysiiska.