October 30, 2024
1 min read
Deg Deg: Dowladda Soomaaliya oo Diblumaasi Itoobiyaan ah u qabatay inuu dalka isaga baxo 72 saacadood gudahood.
BREAKING: Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday diblumaasi Itoobiyaan ah ‘persona non grata’ kadib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay howlo aan ku habooneyn doorkiisa dublamaasiyadeed. Soomaaliya ayaa ku amartay Cali Maxamed Aadan oo ah la-taliyaha safaaradda Itoobiya in uu 72 saac gudahood uga baxo Soomaaliya marka uu helo ogeysiiska.
1 min read
Naqshadda Dekadda Cusub ee Soomaaliya+Sawirro
Mar mar waxaad is leedahay, Somalida Wixii siyaasad ah ha lagala tashado, kuba heshii ma doonaane, laakin wixii dhaqaala kobcin ah, iyada oo aan lagala tashan hala fuliyo. Dekadda Cudub ee Xamar, iyada oo aan Dad badan lagala tashan waxaa la sameeyay Daraasad ah, Dekad ma noqon kartaa, maxaa laga faa’iidaa Baahi ma loo qabaa, […]