September 29, 2024
Dowladda Jabuuti oo been abuur ku tilmaamtay warar laga faafiyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada hadal hayn weyn ka dhalisay xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Dowladda Jabuuti ayaan war rasmi ah ka soo saarin xaaladda Madaxeynaha basle wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta ee Jamhuuriyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa bartiisa X ee horey loo oran jiray Twiter wuxuu […]
Madaxweyne Xasan Sheekh “Itoobiya waxay la wareegtay garoomo diyaaradeed iyo..”
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Telefashinka Aljazeera ayaa si adag uga hadlay xadgudubyada dowladda Itoobiya ay ku hayso madax banaanida Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horeyn sheegay in Itoobiya ay la wareegtay garoomo diyaaradeed iyo wadooyin muhiim ah oo ku yaala Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka […]
Ciidamada dowladda oo isku fidiyay degaanka Maraay Suuley ee Gobolka Galgaduud
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maalintii labaad Howlgallo culus ka wada dhulka Hoodka ah ee Maraay suuley, Cali hayle, Xuseen cagey iyo Masaajidada Mowliid ee Gobolka Galgaduud. Degaannada howlgalka laga sameeyay ayaa waxaa mararka qaar dhaq dhaqaaqyo ka sameyn jioray Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo iska soo abaabula si ay weeraro u geystaan. Ciidamada […]
Inteey ka laagaxan tahay? No. 1 Wax is weeydiinu ma xumee, i fahamsiiya?
Inteey ka laagaxan tahay? No. 1 Wax is weeydiinu ma xumee, i fahamsiiya? Wasiir Axmed Macallim Fiqi, waxaa iigu dambeysay Dalka Jabuti intii uuna Wasiirka noqon. Markii uu wasiirka noqday kadib hal mar ayaan Makhaayda ku taal Xamar isku aragnay. Xiriir gaar ahna nagama dhexeeyo. (F.S:1aad) Dalka Arimaha Gudaha Daldaloolo aad u badan ayaa ka […]