Iska baxa: Ciidamada Ethiopia iyo kuwa ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya Dhamaadka sanadkaan.
1 min read

Iska baxa: Ciidamada Ethiopia iyo kuwa ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya Dhamaadka sanadkaan.

Sida Xog aan helay ay muujinee. War ka soo baxay xafiiska Ra’isul wasaaraha Ethiopia, ayaa lagu aheegay kadib wadahadal dhax maray Ethiopia iyo Dowladda Somaliya, Wakiiladda ATMIS iyo Wakiladda Golaha ammaanka in Dhammaan Ciidamada Ethiopia kuwa ka tirsan ATMIS iyo kuwa aan ka tirsaneynba ay ka wada bixi doonaan Dalka Somaliya oo dhan dhamaadka Sanadkan 2024. haddana ay ka bilaabeen bixitaankoodii Gobalka Hiraan.

waa ku mahadsanyihiin Howlaha ay sheegteen in ay noo qabteen Haddii ay u wada jiraan sida ay u sheegayaan iyo in ay iska baxayaan.

FG: Iska jirhee, waxa baxayo waa inta Tuutaha wadato ee ku timid magaca ATMIS iyo Heshiis laba geesood ah iyo kuwa iska soo xaluushay. Waxaase jira kuwa aan wadan Tuute ciidan oo joogo Xafiisyada iyo xaafadaha. Ayax tag eelna reeb, Ishaadu ha koreeyso. ( F.S: 1aad)

Qore :Yahya Ami