1 min read
Siminaar Isboorti oo 15 maalmood u socday Degmooyinkav Ceelbaraf, Biyacadde iyo MiirTaqwo oo maanta la soo gabagabeeyay.
Munaasabad balaaran oo lagu soo gabgabeenaayay Seminar muddo 15 maalmood uga socday Degmooyinka Ceelbaraf, Biyacadde iyo MiirTaqwo.
Gudomiyaha degmada CeelBaraf Yuusuf Xuurshow, Gudomiyaha ururka Hawenka degmada Ceelbaraf Safiyo Axmed Kaneeco iyo Gudomiyaha ururka kubbad cagta degmada Ceelbaraf ayaa madax kala duwan oo ka kala socday Degmooyinkaas.
Munaasabadda Xiritaanka Siminaarkaas ayaa waxaa abaal Marino lagu gudoonsiiyay Macalimiin Isborti oo Degmooyinkaas tabar ku siinaayay dhalinyarada jecel ciyaarta Kubadda Cagta, iyadoo halkaas tababar lagu siiyay in ka badan 65 dhalinyaro ah oo la baray xirfadaha kal duwan ee Ciyaarta Kubadda Cagta.