September 22, 2024
RW Xamse iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u ambabaxay dalka Maraykanka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay saaka magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay oo uu kaga qaybgalayo Kalfadhigga 79aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Halku dhigga sanadkan ee Kalfadhiga Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku saabsan in aan “Cidna laga tagin” […]