Sheekh Shariif “Destuurka dalka wuxuu si cad u qeexayaa inay reeban tahay in Xadgudub lag sameeyo…”
1 min read

Sheekh Shariif “Destuurka dalka wuxuu si cad u qeexayaa inay reeban tahay in Xadgudub lag sameeyo…”

Hoggaanka dalka waxa uu shalay ka cabanaayay ku xadgudubka xorriyadda dhaqdhaqaaqa muwaadiniinta iyo mas’uuliyiinta dalka. Waxaa nasiib darro ah in isla dhaqannadii shalay ay maanta dhacayaan taaso caddeyneysa inaan waxba laga baranin khaladaadkii horey u soo dhacay.