Degmada Miir Taqwo oo yeelatay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel Ciyaaraha.
1 min read

Degmada Miir Taqwo oo yeelatay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel Ciyaaraha.

Degmada Miir Taqwo oo loo sameeyay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel inay Ciyaaraan Kubadda Cagta.

Academician ayaa loogu magac daray  Halyay Cabdiraxmaan Hiraabe oo ahaa Qunsulkii hore Soomaaliya ee Dowlaadda Jabuuti .

Xaruntaan ardayda lagu tababarayo waxaa aas aaskeeda lahaa oo hirgeliyay Halyay Qaran Caamir iyo xubno kale oo Qurbo joog ah oo deegaankaas ka soo jeeda.

Ardayda durbadiiba iska diiwaan gelisay Agadeemikaan ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 65 arday oo la barayo Farsamooyinka kala duwan ee Kubadda Cagta.

Dhanka kale xaruntaan Tababarka waxaa loo soo tababaray laba Macalin oo awood u lah inay bixiyaan tababar geer sare ah.

Macalimiinta Tababaraysa ardaydaan ayaa kala ah:

1  Zakariye yasiin shilikeeeye.
2Sayd cumar kuusow
waa labada macalin oo loo tababaray Miirtaqwo.