Xaflad lagu maamuusaayay Sanadguurada Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dublin iyo madaxdii halkaas ka hadashay+ Video .
1 min read

Xaflad lagu maamuusaayay Sanadguurada Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dublin iyo madaxdii halkaas ka hadashay+ Video .

Gudoomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurba-Joogta Soomaaliya Ee Yurub, waxaa waxa uu ka hadlay aas-asayaashii Dowlad Gobeleedka Galmudug, Mudane Maxamed Warsame Cali (Kiimiko) oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2006-2009, iyo Mudane Maxamed Axmed Caalin, oo noqday Madaxweynihii labaad ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2009-2012,

Maamul Gobeleed Galmudug wuxuu si dimuqradiyad leh ku soo dooratay madaxdooda, ilaa 6 Madaxweyne oo hada ugu dambeeyo Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo Madaxweynayaal ku-xigeeno iyo Guddoomiyaal baarlamaan.

Hadaba xaflad aadbu qiimo badan ayaa ka dhacday magaalada Dublin,  hoos ka daawo xafladda oo dhamaystiran: