1 min read
Ogow ama ha ogaan: Maxaa Soomaaliya laga dhoofiyaa oo aad ogtahay?
Waxa ugu badan ee hadda somaliya laga dhoofiyo waa Dahabka iyo Macfanta qaaliga ah,illaa Afar warshadood oo macdantaa lagu habeeyo ayaa ku taal Dalka. Dhul xiran oo laga qodo, Garoomo Dayaaradeed oo yar yar oo laga dhoofiyo, Shirkado iyo khubaro Caalamiya oo ku Howlan, iyo Shaqaale Somaliya iyo Ajnabi isago joro.
Arrintaa waa nalaga mashquuliyay, Adoonka meelaha laga qoto Macdanta Shaeci darada ah, waxaa laga ilaaliyaa in ay nabad noqdaan.
In la gurto kayraadka Somalida Yaa igu beeni karo, inta aadan jawaabta ku fududaan, bal baaritaan iyo xog ururin ka sameey, waxaad ogaa doontaa intaan ka badan.
Qore: Yahya Amir