12 May, 2025
1 min read

Madaxweynaha oo degaanka Waragaadhi kaga dhawaaqay Wajiga Labaad ee Dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jira ururka al-Shabaab. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada, Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan […]

1 min read

Saddax Su’aal Jawiya iga Shaafiya.( Turkiga waxay Ethiopia ku maal galisay $ 2.5 Billion, Somaliyana $ 250 Million)!!!.

Run ahaantii, Siyaasadda Aqoon gaar ah uma lehi. Laakin xoogaa wadna kurkur ah ayaa i heeyso. 1. Turkigu waa Dowlad walaalo ah oo aan saaxiibo nahay. Dowlad kasta maslaxadeeda Gaarka ah ayaa uga muhimsan Maslaxadda Dalalka kale. Ethiopia waxaa ka shaqeeyo 22 Shirkadood oo private ah oo Turkey ah, Somaliyana 2 Shirkadood oo private Turkeya […]