20 Sep, 2025
1 min read

Suuqa kala iibsiga Sacuudiga oo xalay xirmay iyadoo Maxamed Saalax uu sii joogayo Liverpool.

Waxaa xalay si rasmi ah u soo xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee Sacuudiga, wuxuuna suuqa xirmay iyadoo xidiga Liverpool, Maxamed Saalax uu joogo Anfield. Indhawaalaba waxaa aad loo hadal hayay in Saalax uu ku biiri doono kooxda Al-Itihaad oo ka disan Sacuudiga kahor intuusan suuqu xirmin, nasiib darro, Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay […]

1 min read

Ciidamada Xoogga oo khawaarijta ka xoreeyay Deegaanka Ceel-lahelay iyo tuulooyin kale.

Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dhowr deegaan ku baacsaday Khawaarijta ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow deegaanka Ceel-lahelay oo isna shalay laga xoreeyey Khawaarijta. Ciidankaan waxaa hoggaaminaya saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo uu kamid ahaa Jeneraal Aadan Laba-afle iyo guddooomiyaha caasimadda Dhuusamareeb Cabdiraxmaan Geedaqorow, sidoo kale […]