30 Apr, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Meel looga harayo ma jirto Al-Shabaab inta laga xoreynayo guud ahaan dalka..”

Muqdisho :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo  ka hadlayay xafladda xirtaan shirka 7-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka aay marayaan howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu dhammaaday waqtigii Khawaarijta,inta dhimana la dhameeystiri doonno,waxa uu ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ku […]

1 min read

Axmed Madoobe oo dhaliilay sida uu ku socdo dagaalka Al shabaab dowladdu kula jirto.

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Dhuusamareeb kaga qayb galay shirka golaha wadatashiga qaran ayaa dhaliilay isla markaana gaabis ku tilmaamay sida dagaalka ka dhanka ah Al -shabaab uu uga socdo Soomaaliya gaarahaan deegaannada Galmudug. Wuxuu sheegay in sida looga hadlayo dagaalka iyo ficilku aanu isku dhigmin marka la eego sida wax […]

1 min read

Wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo booqday Sheybaarka Qaranka

Muqdisho :-Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed Maxamuud Caddow ayaa ku soo dhaweeyey Xarumaha ay booqdeen wafdiga uu hoggaaminayey Agaasimaha Gurmadka deg degga ah ee Xafiis Goboleedka Hay’adda Caafimaadka Adduunk (WHO) Dr. Richard Brenann iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka xafiiska Soomaaliya. […]

1 min read

Dalal Cuqdeysan iyo Guusha Hindia!!!

Hindiya ayaa noqotay wadankii ugu horeeyay ee Dayax gacmeed ku dajiyo Bisha Qeybteeda Maddow” Dark Side of the Moon”. Waxaa ku dagay Dayaxgacmeedka loo yaqaan “Chandarayaan-3” Taasi waxa ay ka careysiisay wadamo badan oo Reer Galbeed ah oo ingriisku ugu horeeyo. In wadankii uu Gumeeysan jiray ee ka tursanaa Caalamka Saddaxaad uu uga hor maro […]

1 min read

Ergaddii dhaqanka oo go’aamo kasoo saaray khilaafka doorashooyinka Somaliland.

Guddidii odayaasha dhaqanka ee ku jiray xallinta jabhadda buurta gacanlibaax iyo khilaafka doorashooyinka ayaa go’aamo kasoo saaray arrimhii ay xallintooda ku jireen. Gudida ayaa amray in muddo shan maalmood ah lagu kala diro jabhadda isku urursatay Gacan-libaax, waxaana hawshaa qabashadeeda lagu waajibiyay odayaasha beesha ay kasoo jeedaan. Waxaana ergadani dawladda fartay in ay cafiyaan xubnaha […]

1 min read

Beesha Caalamka oo bayaan kasoo saartay colaadda Laascaanood.

Diblomaasiyiinta matalaya waddamada iyo ururrada caawiya Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada, sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saareen maanta. Saaxiibada caalamka ayaa sheegay inay ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada inay ku heshiiyaan xabbad joojin degdeg […]