February 19, 2023
4 mins read
Kooxda Arsenal oo SADDEX Daqiiqadood ku Khaarajisay Aston Villa
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul waqti dambe ah ka gaadhay Aston Villa oo ay kusoo khaarajisay 4-2 kulan musalsal ahaa oo ay Gunners laba gool dhalisay saddexdii daqiiqadood ee ugu dambeeyey ee dheeraadka aha ee lagu daray ciyaarta. Aston Villa aya si fudud laba jeer ku jabisay difaaca Arsenal oo kala daadsanaan ka muuqato, […]
1 min read
Mareykanka oo Ruushka ku eedeeyay in uu galay dambiyo dagaal.
Maamulka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa kama dambeys caddeeyey in dalka Ruushku uu galay “dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada” intii lagu jiray duullaanka sanadka socday ee uu Ukraine ku qaaday, sida ay sheegtay madaxweyne kuxigeenka dalka mala Harris. Iyada oo ka hadlaysa Shirka Amniga ee Munich ayaa Harris oo horay u soo noqotay dacwad ooge […]