January 31, 2023
Madaxa Shabakadda Tiktok Oo Looga Yeedhay Baarlamaanka Maraykanka
Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha. Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo […]
Doon Berbera ka qaaday xoolo badan oo badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay oo la laayahay raq iyo Ruux
Doon Somaliland ka qaaday xalay xoolo ayaa badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay ayaa iyagana la la yahay raq iyo Ruux Mareeyaha Waaxda Dekkada Berbera Ee Jamhuuriyada Somaliland Siciid Xsan Cabdilahi oo faahfahiyay doonida degtay iyo khasaaraha ka dhashay ayaa yidhi, “Doonta SK Marwah oo xalay xoolo ka qaaday Dekedda Berbera ayaa […]