1 min read

Xaaskii Nabi Luud CS, Tusaale ku filan.

Xaaskii Nabi Luud CS, kama Mid aheyn Qoomkii Luud ee Xumaanta sameey jiray, Laakin waxa ey ogoleed in aan la faragashan oo arinkoodu iyaga ku koobnaadaan.

Markii la haligayay iyadiina waa lala haligay, Sida Qur’aanku noo sheegay. ( Fiiri, Suuratul Acraaf. Aayadda 83aad) Haddaba Xaafadaheena kuwa joogo ee Qowmu Luudka ah, haddaan dhahno: Maxaa naga galay iyaga ayeey u taal ama Xuriyadooda ha loo dhaafo. Annaga oo og in ey ka Gudbeen Xuduudii Alla noo asteeyay.
Ma ku Badbaadeynaa?.

Qore: Yahya Amir