07 Feb, 2025
10 mins read

Wax ka ogow nolosha iyo aqoonta Xasan Sheekh iyo madaxweyneyaashii kale ee soo maray Soomaaliya=Faallo=

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay saacadihii ugu dambeeyay ee habeenkii Talaadada in uu shahaadada ugu sarreysa ee waxbarashada jaamacadda ee PhD ka qaatay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobey. Waxa uu daraaseeyay culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horumarka. Waxa ay tan ka dhigan tahay in uu noqonayo madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee qaata Ph.D, […]

1 min read

Gabadha Soomaalida ah ee ku guuleysatay abaalmarinta tartanka Qur’aanka Kariimka.

Tartanka Qur’aanka Kariimka ah, ayaa lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta. Tartankaas ayaa waxaa ka qayb galey arday ka kala socota caalamka, oo ay ku jiraan kuwo u dhashey Soomaali. Muniira Cabdulfataax Cabdi, ayaa kamid noqotay ardeyda Soomaalida ah, ee kaalin wanaagsan ka galay tartanka. Waalidka Muniira, oo layiraahdo, Deeqo Mukhtaar, […]

1 min read

Madaxweyne Erdogan oo isku dayaya inuu dhex dhexaadiyo Ruushka iyo Ukraine.

Madaxweynayaasha dalalka Ruushka iyo Turkiga, Vladimir Putin iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa yeeshay wada hadallo dhinac socday shir-madaxeedka gobolka Kazakhstan, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo duqeymaha. Labada nin waxay kulmeen dhowr jeer, iyadoo Mr Erdogan uu u soo bandhigay inuu dhexdhexaadiyo Moscow iyo Kyiv, ka dib markii ay burbureen wadahadalladii bishii Maarso. Mr […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamza oo shir amni uga qeyb-galaya Addis Ababa.

ADDIS-ABABA — Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galaya shirka heerkiisu sareeyo ee Tana Forum ee looga hadlo arrimaha ammaanka qaaradda. Shirkan Tana Forum, oo sanadkan u dabaal deggaya 10 sano guurada ayaa hogaamiyeyaasha Africa ee lagu casuumo ay uga hadlaan sidii looga wada shaqeyn lahaa xal […]

1 min read

Culumada Soomaalida Mareykanka oo ka soo horjeesatay Al-Shabaab, taageerayna Macawiisley.

Culumadiinka Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa shalay galabnimadii shir saxafadeed ku qabtey halkaasi. Waxey ku sheegeen shirkooda inay si wadajir ah uga soo horjeedaan falalka ay Al-Shabaab ka wadaan qeybo ka tirsan Gobolada Dhaxe ee dalka Soomaaliya. Sidoo kale, ayaa waxey taageereen xooggaga is abaabuley Macawiisleyda. Madaxa Ururka Isutagga Jimciyada Islaamiga ee […]

1 min read

Kumanaan Arday Itoobiyaan ah oo diiday inay u fariistaan ​​imtixaanka Qaran.

Kumanaan arday ah oo ku nool gobolka Axmaarada ee woqooyiga dalka Itoobiya, ayaa isaga baxay imtixaanka guud ee shahaadiga ah, ee looggu gogol xaarayo gelitaanka jaamacadaha. In ka badan 12,000 oo arday oo dugsiyada sare ah, ayaa diiday inay u fariistaan​​imtixaanada, sida lagu sheegay tirooyinka rasmiga ah. Hadal kasoo baxay wasaaradda waxbarashada, ayaan lagu sheegin […]