August 21, 2022
Muddo xileedka Madaxweynaha Jubbaland oo sannad lagu kordhiyay.
Golaha wakiilada maamulka Jubbaland ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay muddo xilleedka madaxweynaha oo ahaa afar sanno ku badeleen shan sano iyaga oo sidoo kale wax ka badelay dastuurka Jubbaland, sida ay baahisay warbaahinta maamulkaas. Xildhibaanada ayaa dood dheer kadib ansixiyey in la badalo muddo xileedka xukuumadda iyo baarlamaanka Jubbaland oo markii hore ahayd […]
Dalacsii Dambiilaha weyn!!!.
Qoraagii weynaa ee Giriiga Mr. Aesop ( 620-564 BC) oo Noolaa 2500 Sano ka hor, yaa yiri: ( We hang the petty Thieves and appoint the great ones to public office ). Taa oo macnaheedu yahay: ( Tuugada yar yar waan daldalnaa, kuwa waaweynna waxaan u dhiibnaa Xafiisyada Qaranka). ( F. G: 1aad). Iyada oo […]
DFS oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Xayat Hotel.
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ku guuleysteen in ay soo afjaraan dagaalka in ka badan 30ka saac ka socday dhismaha Hoteel Xayaat kaddib markii Dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ay dhismahaas galeen 19kii August 2022. Sarkaal katirsan Dowladda Federaalka oo ka gaabsaday Magaciisa ayaa Wakaaladda Wararka AFP u sheegay in dagaalkaas lasoo afjaray […]
QM, Midowga Afrika, ATMIS, Mareykanka, Turkiga, UK & Norway oo cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaaday Xayat Hotel.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Howlgalka ATMIS, Dowladaha Mareykanka, Turkiga, Ingiriiska & Norway ayaa cambaareeyay weerarkii is qarxinta ku billawday ee Al-Shabaab ku qaaday Hoteelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho Fiidkii Jimcaha 19kii August 2022 kaas oo soo gaaray Fiidkii Sabtida 20ka August 2022. Dhinacyadaan ayaa cambaareeyay iyaga oo sheegay in ay ka xun yihiin khasaaraha ka […]
James Swan: “Qaramada Midoobay waxay taageero la garab taagan tahay Dhibanayaasha Soomaaliyeed…”.
Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa qoraal uu soosaaray waxa uu uga hadlay weerarka Al-Shabaab ay ku beegsatay Hoteelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho 19kii August 2022. James Swan waxa uu sheegay in Qaramada midoobay ay garab taagan tahay Dowladda Federaalka & Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka waxyeellada ehelkoodu gaartay ee […]