29 Mar, 2024
1 min read

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta mar kale su’aalo weydiinaya wasiirka maaliyada.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta seddexaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2022-ka. Xildhibaanada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa su’aalo adag markale maanta weydiin doono Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale […]

1 min read

RW. Xamsa “Waa nasiib daro in shacabka ay gaajo iyo haraad u geeriyoodaan…”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay dalka Malaysia oo ay ku jiraan mudaneyaal ka tirsan BFS, taas oo lagu soo dhaweynayay magacaabistii iyo kalsooni siintii Baarlamaanka ee Ra’iisul Wasaaraha. Munaasabadda waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaanno ka tirsan labada […]

1 min read

Ma Taqaanaa 10-ka magaalo ee ugu noolasha wanaagsan caalamka.

Darasaad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday magaalooyiinka ugu noolasha iyo caafimaadka wanaagsan caalamka. Daraasadan oo ay sameeysay shirkad fadhigeedu yahay dalka Britain ayaa waxyaabaha la qiimeynayay waxaa ka mid ah saacadaha ay qoraxda haystaan magaalooyiinkaasi iyo guud ahaan noosha. Darasaad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday magaalooyiinka ugu noolasha iyo […]

1 min read

Deg Deg: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu dib ugu laabanaya xafiiskiisa scaado ka dib markii laga waayay xannuunka Covid19 oo dhowr malamood ka hor laga helay. “Muddo 5 maalmood ah oo aan u hoggaansanaa habraacyada iyo talooyinka bahda caafimaadka ee la xiriira COVID-19, waxaan shalay iyo maantaba maray baaritaankii ugu danbeeyey, kaas oo natiijadiisu ay […]

3 mins read

Gabadha abaalmarinta ku heshay buuga ay ka qortay Soomaaligii xaq darrada loo dal-dalay.

Magaalada London ayaa todobaadkan abaalmarin xagga qoraalka ah lagu guddoonsiiyey Nadiifo Maxamed oo ah gabadh Soomaali ah heysatana dhalashada Ingiriiska, oo wax ka qorto arrimaha dhaqanka Soomaalida.  Nadiifa ayaa dhawaan qortay buug ay ugu magac dartay Fortune Men kaasoo ah kan abaalmarinta ay ku siisay hay’ad la yiraahdo Muslim News ee fadhigeedu yahay UK.  Horay […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedayn uga timid Somaliland.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid eedeyn uga timid Soomaliland oo la xiriirta in dowladda Soomaaliya ay isku darsatay tiradii xujayda Somaliland ay xaqa u lahayd iyo toodiiba, hadalkaas oo wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland uu ku sheegay waraysi uu BBC-da siyay shalay. Sidoo kale Somaliland waxay sheegtay in sanadkaan aaney shacabkeedu qayb ka ahayn […]

1 min read

Isbitaalada Soomaaliya oo la ciirciiraya carruur fara badan oo ay nafaqo daro hayso.

Isbitaalada Soomaaliya waxay la ciirciirayaan carruur fara badan oo ay hayso nafaqo daro ba’an, taasoo muujinaysa sida Soomaaliya ay qarka ugu saaran tahay in abaarta ka jirta ay isu badasho macluul dili karta boqollaal kun oo qof sida laga soo xigtay hay’adaha gargaarka. Meelaha qaar sariiraha isbitaaladu way buux dhaafeen, waxaana bannaanada looga sameeyay teendhooyin […]

1 min read

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay.

Ra’iisal-wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka ra’iisal-wasaarenimada ee uu dhawaan u magacaabay madaxweynaha Sooamaliya. Munaasabadda xil-wareejinta ayaa ka dhacday madax-tooyada Soomaaliya, waxa ayna imaaneysaa maalmo kaddib markii baarlamaanka uu ansixiyay ra’iisal-wasaaraha cusub. Raysal wasaare Xamse ayaa ballan qaaday in xukuumaddiisu ay amniga xoogga saari doonto si […]