× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Furuqa daanyeerka oo uu qof ugu dhintay wadan ku yaalaAfrika.
Wararka

Furuqa daanyeerka oo uu qof ugu dhintay wadan ku yaalaAfrika.

Nageria ayaa xaqiijisay kow iyo labaatan (21) xaaladood oo furuqa daayeerka tan iyo bilowgii sanadkan .

9

Tani waa koror aad u weyn marka loo eego toddobo xaaladood oo la xaqiijiyay isla muddadaas (Janaayo – Maajo) ee sannadkii hore.

Bayaan ay fiidnimadii Axadda soo saartay Xarunta Nigeria ee Xakamaynta Cudurrada, NCDC, ayaa lagu sheegay in nin 40 jir ah uu sidoo kale u dhintay fayraska illaa hadda.

Waxa ay sheegtay in bukaanku lahaa xaalado caafimaad oo hoose.

Kiisaska Bus-Baska ayaa laga xaqiijiyay sagaal gobol oo kuyaala Nigeeriya iyo caasimadda Abuja.

.

About Author

Maxamuud Xuurshe