1 min read
Guddiga maamulka doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada doorashada 4-kursi.
Gudiga doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qabashada doorashada 4-kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee ay tahay magaalada Beledweyne.
