× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Maraykanka oo mar kale digniin culus u Jeediyay Madaxda Somalida.
Caalamka

Maraykanka oo mar kale digniin culus u Jeediyay Madaxda Somalida.

Qoraal kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Somaliya,ayaa looga dalbaday in madaxda Somalida ay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gaba-gabeeyo 25-ka bishan,si lagu kalsoonaan karo oo daah-furan.

‚ÄúDowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqalad ku keenta ama carqaladeysa hanaanka doorashooyinka,‚ÄĚ,Ayaa lagu yiri qoraalka Safaarada Mareykanka ee Somaliya.

.

About Author

Maxamuud Xuurshe