Home » haweenka You are browsing entries tagged with “haweenka”

Shabaab oo Haweeney ku fuliyay xukun dil ah

Ururka Al-shabaab ayaa galabta fagaare ku yaalla degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay xukun dhagax dil ah kula fuliyeen Haweeney ay ku eedeeyeen in ay ku kacday fal galmo ah. Maxkamadda Shabaab ee Jubbooyinka oo xukunkan fulisay ayaa waxa ay sheegtay in Maxkamadda uu u soo dacwooday Cali Ibraahim Cali oo ay sheegeen […]

October 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess