Rajadii ciidamada Badda Soomaaliya oo dib u soo laabatay
Ciidamadda Badda Soomaaliya oo sanadkaan u dabaal degay si aan horay loo arag, ayaa waxay tallaabadani u muuqataa mid rajo cusub gelineysa ciidamada Badda Soomaaliya, iyagoo Muqdisho ka dhigay fantasiyo lala yaabay.
(Daawo Video)








