Somali News
    Hees  

Xarunta Caafimaadka Ee Dawo Saldhigeeduna Yahay Magaalada Möchengladbach Ee Dalka Jarmalka oo 15 Sanno Jirtsatay

Sabti 19 November 2011 SMC

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!



 

Xarunta Caafimaadka Ee Dawo Saldhigeeduna Yahay Magaalada Möchengladbach Ee Dalka Jarmalka oo 15 Sanno Jirtsatay :- Daawo Sawirada.

Dalka Jarmalka waxaa ka furan Xarumo fara badan,kuwaas oo dadka daawo doonka ah ka caawiso dhinacyada ay markaasi u baahan yihiin,xarunta dawo waa xaruntii ugu horeysay ee laga furo Dalka Jarmalka,waxayna ku taalaa Magaalada Möchengladbacch oo Dacalka ku heyso Dalka Holland.

Xaruntaan Dawo ayaa lagu amaanaa karti badnaan howl karnimo iyo iyadoo daacad ka ah waxa
ay umadeeda u qabaneyso,waxaana maalin walba si joogta ah looga yimaadaa Qaarada Aduunka oo dhan sida Qaarada Afrika,Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Amerika,ruuxii mar soo gaarana kolka uu ku laabto wadankii uu markaasi ka yinid waxa uu ciwaanka xarunta soo siiyaa axsaabtiisa.

Xarunta dawo waxa ay aqoon durugsan u leedahay sidii ay dadka uga caawin lahayd,hadba ruuxaasi Dhakhtarka uu u baahan yahay,sida Dhakhatarka Guud, kan Caruurta, kan Haweenka, Guud ahaan kan qaabilsan Lafaha Noocaydooda kala duwan, Neerfaha, Indhaha, Dhakhtarka Guud ee Cunaha, Sanka, Dhegaha.

Mar aan Magaalada Bonn kula kulmay Guudoomiyaha Rugta Caafimaadka Dawo Mr.Shiino Jabuuti,waxa uu ii sheegay in sanad walba ay xaga Dawada ka caawiyaan dad kor u dhaafay kumaankun Ruux,kuwaas oo kala yimaada wadamo kala duwan kuwaas oo isugu jiro Ragg,Dumar,Caruur iyo Dad Waayeel ah.

Isagoo hadalkiisa sii wata shiino jabuuti gudoomiyaha rugta caafimaadka ee dawo waxa uu yiri, waxa ay Xarunteena kaga duwan tahay Xarumaha kale waa iyadoon qofku inta uusan soo dhoofin, wareysato si ay u ogaato Dhakhtarka uu Ruuxaasi u baahan yahay,iyo iyadoo qofka u sii sheegno kharajka ku baxaya,midaana waxa aan u yeelnaa si qofkaasi uusan nooga cararin,isla markaana uusan nooga aamin bixin,intaa waxaa dheer Rugta Caafimaadka Dawo waxa ay leedahay Guryo badan, kuwaas oo loogu tala galay dadka Daawada u yimaada,hadey Qof Qof ahaan lahayd iyo hadey Xaasas Caruurtooda wato ahaan lahayeen,mar aan weydiiyay Gudoomiyaha Rugta Caafimaadka Dawo intee baad dadka kaga, kireysaan waxa uu Shiino Jabuuti ku jawaabay ma aha qiimo badan ee halkii habeen waa 15 Euro oo keliya.

Hadii aad Diyaarad,Gaadiid,Tareen ku imaneysaan waxaa idiin diyaar ah Basas loogu tagalay dadka Dawada u imaanaya kuwaas oo hadba meesha ay ka soo degaan loogu imaanayo.

Hadaba dadka jecel in ay soo gaaraan Xarunta Caafimaadka Dawo waxa ay kala soo xiriiri karaan Gudoomiyaha Rugta Caafimaadka ee Dawo Shiino Jabuuti oo laga helo Taleefoonada kala ah.

00491788236994 iyo 00491779285865.

Cabdirashiid Shaam
Somaliweyn Media Center
shaamabdi977@msn.com

 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

News From Somalia

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 19
25 October 2011 (Read more) 27-Oct-2011

CLARIFICATION STATEMENT: Kenya and Somalia have a long history of
friendship and cooperation, and that continues today (Read more) 27-Oct-2011


Somalia to participate in Arab Athletics competition in UAE (Read more) 26-Oct-2011

Somalia: Kenyan Government crossly responded to remarks made by President Shariff (Read more) 25-Oct-2011

Kenyan women soldiers at the warfront (Read more) 24-Oct-2011

Taking Advantage of Kenya’s Al-Shabab Pursuit (Read more) 24-Oct-2011

Al-Shabab claims grenade attack in a nightclub in Nairobi (Read more) 24-Oct-2011

VACCINATION CAMPAIGN SUSPENDED DUE TO FIGHTING IN DAYNILLE (Read more) 24-Oct-2011

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/EAC Political Initiative (Read more) 24-Oct-2011

An open letter to Professor Suleiban and Amoud Alumni Association (Read more) 24-Oct-2011

The Propaganda war In Somalia, Best Wins (Read more) 24-Oct-2011

Somali journalists attend UNICEF-supported workshop to focus on humanitarian reporting (Read more) 24-Oct-2011

Control of Deynile Critical to Security of Mogadishu (Read more) 22-Oct-2011

Horn of Africa Crisis Situation Report No. 19 21 October 2011 (Read more) 22-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E Sharif Sh. Ahmed met his Turkish counterpart H.E Abdullag Gul in Istanbu (Read more) 21-Oct-2011


Somalia: Puntland President's speech at Chatham House (Read more) 20-Oct-2011


IFRC 'Preventing the Next Disaster' Advocacy Report and IFRC 2011 World Disasters Report (Read more) (Read more) 20-Oct-2011


Médecins Sans Frontières seeks swift release of two abducted staff without use of force and continues medical activities to assist Somali population (Read more) 19-Oct-2011

Somalia: Grenade Attack on Radio Galkayo in Puntland (Read more) 19-Oct-2011


First round of ‘support the peace’ soccer tourney ends in Somalia (Read more) 16-Oct-2011


Somalia tries to normalize life of famine victims through sport (Read more) 16-Oct-2011


Puntland President Receives AU High Representative for Somalia (Read more) 16-Oct-2011

The Roadmap: A Hole in Water (Read more) 16-Oct-2011

No high-pay jobs for Somalis (Read more) 16-Oct-2011


USADF Projects Provide Hope, Growth and Goodwill for Somalia Youth (Read more) 14-Oct-2011

UK OUTLINES ROBUST MEASURES TO TACKLE PIRACY (Read more) 13-Oct-201

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 17 (Read more) 12-Oct-2011


Erdoğan calls for more security, aid for famine-stricken Somalia (Read more) 11-Oct-2011

News From Somalia


THE LAST NAIL ON THE SOMALI  COFFIN (Read more) 9-Oct-2011


TFG AND AMISOM
CAPTURE KEY GROUND IN MOGADISHU (Read more) 8-Oct-2011


AU forces plan to cover al-Shabaab strongholds (Read more) 8-Oct-2011


United States Providing Malaria Treatment Medicine to the eastern Horn of Africa (Read more) 7-Oct-2011


Intelligence Wars: TFG vs Al-Shabaab (Read more) 7-Oct-2011

Food Security and Nutrition Analysis Unit - Somalia (Read more) 7-Oct-2011

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 16
4 October 2011 (Read more) 7-Oct-201

Two Journalists slightly wounded at the Tuesday's deadly suicide bombing in Mogadishu (Read more) 7-Oct-201


Press Conference: Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali (Read more) 5-Oct-2011


White House Statement: U.S. Condemns Attack in Mogadishu (Read more) 5-Oct-2011


Secretary Clinton Condemns Terrorist Attack in Somalia (Read more) 5-Oct-2011

Greater Somalia, Myth or Aspiration (Read more) 5-Oct-2011


Puntland President
Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families (Read more) 4-Oct-2011


President of Somalia has strongly condemned suicide attack on innocent Somalis (Read more) 4-Oct-2011

AMISOM Condemns Cowardly Attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


Foreign Office Minister condemns bomb attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E. Sharif Sh. Ahmed visited different districts of Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

Brothers in Arms exhibition to open eyes to the conflict in Somalia (Read more) 3-Oct-2011


CAN International Distributes Dry food to IDPs in Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

A Road Map into a New Quagmire (Read more) 2-Oct-2011


Press release
: Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings (Read more) 2-Oct-2011


‘Mahdi’-  the first Somali audio Book (Read more) 2-Oct-2011

Somaliweyn Media Center (SMC)