Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
muslim matrimonials, muslim marriage, muslim women, muslim men, muslim dating, muslim ladies, muslim personals, muslim dating



Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo Dugsi Qur'aan ka hergelisay Deegaaanka Waxara-cadde ee degmadda Huriwaa ee magaladda Muqdisho

Mogadishu Monday 16 November 2009 SMC   

Waxaa maanta si rasmi ah loogaga furay deegaanka Waxara-cadde ee degmadda Huriwaa ee magaladda Muqdisho Dugsi Qur'aan oo ay wax ku baranaayaan arday Soomaaliyeed oo iskugu jira Agon iyo Masaakiin kaaas oo ay halkasi ka dhiseen Gabdhaha Jaaliayadda Soomaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Sweden Gaar ahaan magaaladda Yatakoori, kaas oo ay haatan wax ka abartaan arday gaareysa 90 Ruux oo iskugu jira gabdho iyo wiilal oo ah agoon iyo masaakin aanan heli karin in ay wax ka barataan dugsiyadda kale ee sida gaarka ah loo leeyahay.

Sidoo kale Dugsigaan ayaa waxaa wax ka baarta ilaa 40 Ruux oo ah kuwa da'da waaweyn kuwaasi oo haatan si habsami leh wax uga dhigta dugsigaasi oo dhawaan halkaasi laga hergeliyay.
 
Dugsigaan ayaa ah mid ay dadka wax ka bartaa aanan laga qaadin wax lacag ah , waxaana dugsigaasi loogu deeqay in wax lagu barro Agonta aysan joogin waalidkood iyo kuwa aadka u tabar daran oo aanan isku filneynin xagga wax barashadda.
 
Dugsigaan ayaa ku fadfhiya dhul dhan 2X6 = 12 Miitir, waxaana uu ka kooban ayahay laba qol oo kiiba yahay 6 mitir, waxaana guud ahaan haatan wax ku barta 130- Ruux oo ka kooban caruur iyo dad waaweyn.
 
Sidoo kale waxa uu dugsigaan leeyahay laba Suuli oo loogu tala galay Caruurta in ay isticmaalaan, waxaa kaloo intaasi u dheer Qasaabad biyood oo joogto ah iyo Hal hool oo isna loogu tala galay in caruurta lagu barro Tafsiirka Qur'aanka kariimka ah iyo wixii soo raaca. 

Xafalad kooban oo loo sameeyay furitaankiisa ayaa waxaa ka hadalay dhawr xubnood oo ah waalidiinta ardaydoodu loogu tala galay in ay wax ka bartaan iyagoo ka mahdceliyay dugsigaan halkaasi laga hergeliyay oo ah mid loogu deeqay dadka barakacayaasha ah ee aanan haatan heli karin in ay magaaladda Muqdisho u soo wax barasho tagaan xiligaana ay Muqdishana ka socdaan dagaalo u dhaxeeya Kooxaha ka soo hoirjeedda dawladda iyo dawladda lafteedda, taas oo aanan xiligaan ka suurtoobaynin waxbarasho. 

Gabdhaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Sweden gaar ahaan magaaladda Yatakoori ma ahan markii ugu horeysay oo ay fuliyaan dugsi Qur'aan oo loogu tala galay in ardaydda Somaliyeed oo barakacayaasha ah oo loo dhiso waana dugsigii afaraad oo ay ka hergeliyaan deegaanadda ay dadka Soomaaliyeed ku barakaceen waxaana sido kale haatan jira kuwo kale oo dhawaan la doonaayo in la hergeliyo haddii alla idmo.









Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2036672&searchposition=233&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2034538&searchposition=292&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2027463&searchposition=267&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2027299&searchposition=271&searchtotal=1000
Arabic News
Today's News 17-June-2009

تشهد  العاصمة الصومالية  إشتباكات عنيفة ومؤتمرالعالم الإسلامي يعلن  أن التحالف مع الأجانب لا يناقض الولاء والبراء
(Reads more) 17-June- 2009

Today's News 17-May-2009

حركة الشباب المجاهدين تسيطر علي كبري مدن إقليم شبلي الوسطي في جنوب الصومال
(Read more) 17-may- 2009

مقتل خمسة وإصابة عشرة بعد سقوط قذيفة مدفعية علي مدرسة لتحفيظ القرآن الكريم في وسط مقديشو
(Read more) 17-may- 2009

Today's News 16-May-2009

الأمم المتحدة لن ترسل قوات الى الصومال قريبا
(Read more) 16-may- 2009

سكان العاصمة الصومالية يواصلون النزوح خشية تجدد المعارك
(Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009

الحكومة الصومالية تعلن محاولة  حسن طاهر أويس بلإطاحة بشيخ شريف
(Read more) 14-may- 2009

المحاكم الإسلامية تعلن  حقهم الشرعي  في  الدفاع عن أنفسهم في العاصمة أو في الأقاليم الصومالية
(Read more) 14-may- 2009

شبكة جواسيس تتيح للقراصنة الصوماليين اختطاف السفن
(Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009

رئيس الجمهورية الصومالية يصادق علي تطبيق الشريعة وحركة الشباب تستولي علي مناطق جديدة
(Read more) 13-may- 2009

حركة الشباب تواصل إرسال المزيد من قواتها العسكرية إلي العاصمة الصومالية
(Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009

حركة الشباب تحذر من تسمية المجاهدين المسلمين بأجانب
(Read more) 12-may- 2009

إقليم هيران يشهد إشتباكات بين قوات الإثيوبية وفصائل الإسلامية
(Read more) 12-may- 2009

الحزب الإسلامي يغلق ١٠ شركات للحوالة في مدينة أفقوي عاصمة إقليم شبلي الوسطي
(Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 صوماليا متهمين بالقرصنة للقضاء الكيني
(Read more) 11-may- 2009

شيخ شريف يتهم المعارضة  بتنفيذ مخططات ومصالح اجنبية  في الصومال
(Read more) 11-may- 2009

هيئة علماء الصومال تصدر بيان ختاميى بشأن الوضع الصومالي
(Read more) 11-may- 2009

Today's News 09-May-2009

الشعب الصومالي بين مطرقة الفصائل الإسلامية وسندان عجز الحكومة الإنتقالية
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

قاض أمر بالافراج عن سبعة قراصنة صوماليين مفترضين في اسبانيا
(Read more) 09-may- 2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 قرصانا آخر مشتبه بهم الى كينيا
(Read more) 09-may- 2009

Today's News 08-May-2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثاني
(Read more) 08-may- 2009

اعتقال 7 قراصنة صوماليين واختطاف سفينة هولندية في خليج عدن
(Read more) 08-may- 2009

طائرة اماراتية تصل الى مطار بربرة على متنها 35 طنا من المساعدات للشعب الصومالي ./ إضافة ثانية.
(Read more) 08-may- 2009

Today's News 07-May-2009

قراصنة يطلقون النيران على سفينة للبحرية الأمريكية أمام الصومال
(Read more) 07-may- 2009

منظمة ملاحية: قراصنة صوماليون يحتجزون سفينة هولندية
(Read more) 07-may- 2009

مقتل مدني واصابة اكثر من ٥٠ شخصا في موجهات بين القوات المحاكم الاسلامية وحركة الشباب في العاصمة الصومالية مقديشو
(Read more) 07-may- 2009

English News
Today's News 15-November-2009
Government troops in full Military maneuvers (Read more) 15-Nov-2009

AU troops confront armed Islamist in Mogadishu overnight (Read more) 15-Nov-2009  

Premier Sharmarke of Somalia takes off to Italy (Read more) 15-Nov-2009  

Today's News 14-November-2009
Hizbul-Islam says no to deforestation (Read more) 14-Nov-2009

Islamists denounce Puntland for Extraditing Somalis to Ethiopia (Read more) 14-Nov-2009

Iranian commandos sent to arrest Somali pirates (Read more) 14-Nov-2009

Weekly Humanitarian Bulletin 6 Nov-13 Nov (Read more) 14-Nov-2009

Today's News 10-November-2009
Al-Shabab strongly denies that Al-Pakistani was in Al-Shabab (Read more) 10-Nov-2009

Heavy Explosion jolted Galkayo town overnight (Read more) 10-Nov-2009

Hizbul Islam confirmed that Sheikh maow has left (Read more) 10-Nov-2009

Urgent meeting held to resolve Spanish vessel hijacking  (Read more) 10-Nov-2009

Today's News 8-November-2009
Government due to wage war in the southern regions (Read more) 8-Nov-2009

Somali delegation jets off to Istanbul in Turkey (Read more) 8-Nov-2009

Somalia Reenters Arab Basketball Confederation EC (Read more) 8-Nov-2009

The Journey of Exile: Plight of Exiled Somali Journalists (Read more) 8-Nov-2009

Somalia Needs Honest Government (Read more) 8-Nov-2009

Today's News 7-November-2009
AFP laid against me says the Chairman of Ahlu-Sunnah Waljama (Read more) 7-Nov-2009

Adulterer stoned to death in Marka town (Read more) 7-Nov-2009

U.N. blames U.S. for aid cuts to Somalia  (Read more) 7-Nov-2009

Youths lured to fight in Somalia  (Read more) 7-Nov-2009

Today's News 6-November-2009
28 women under treatment at AU hospital in Mogadishu (Read more) 6-Nov-2009

A ship laden with military equipments anchored at Mogadishu seaport (Read more) 6-Nov-2009

Ex-Security officer gunned down in Bosasso town (Read more) 6-Nov-2009

China hosts meeting on Somalia piracy (Read more) 6-Nov-2009

Somalia's Sufi forces organise in face of Shebab (Read more) 6-Nov-2009

Donor caution alarms aid workers (Read more) 6-Nov-2009

Weekly Humanitarian Bulletin 30 Oct-5 Nov (Read more) 30-Oct-2009

Today's News 5-November-2009
Twin explosions at Bossaso in Puntland (Read more) 5-Nov-2009

Six passengers died in a road accident (Read more) 5-Nov-2009

Injured Ugandan Soldiers Discharged  (Read more) 5-Nov-2009

Today's News 4-November-2009
Persecution of and trading in refugees from the ogaden: illegal and immoral (Read more) 4-Nov-2009

Food Security and Nutrition
Analysis Unit-Somalia (Read more) 4-Nov-2009

The Alshabaab Beast Struck Again (Read more) 3-Nov-2009

Today's News 2-November-2009
Government troops seize Baladweyn town (Read more) 2-Nov-2009

All Aid Organizations should register-Ministry of Internal Affairs (Read more) 2-Nov-2009  

Djibouti appoints new ambassador to Somalia (Read more) 2-Nov-2009

The Minister of Humanitarian Affairs met with WFP officials (Read more) 2-Nov-2009

Today's News 1-November-2009
6 soldiers died in a landmine explosion in Lasanod town (Read more) 1-Nov-2009

Somalia: 112-year-old man marries 17-year-old girl (Read more) 1-Nov-2009

Today's News 31-October-2009
Al-Shabab says they will attack Asmara (Read more) 31-Oct-2009

Government rebels fight in Tayeglow district (Read more) 31-Oct-2009

6 people died in a road accident 22 others wounded (Read more) 31-Oct-2009

Somali pirates say they hijacked Yemeni vessel  (Read more) 31-Oct-2009

Pirates Seek $7 Million for British Couple  (Read more) 31-Oct-2009

Today's News 30-October-2009
Are the Antelopes and the Ostriches of Somalia Pirates? (Read more) 30-Oct-2009

Senior U.S. Official for Refugees Concludes Africa Visit (Read more) 30-Oct-2009

The Reform Agenda and Kenya’s Historic Opportunity Speech to the Law Society of Kenya (Read more) 30-Oct-2009

Weekly Humanitarian Bulletin 23 Oct-30 Oct (Read more) 30-Oct-2009

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)

 


 

 

 

 

 

 

evonyonline.com," Come Play, my Lord"

evonyonline.com," Come Play, my Lord"