Somali News
    Hees  

Gabdha Soomaaliyeed ee Sweden oo casho sharaf u sameeyey Wafdiga R/wasaaraha Soomaaliya DAAWO SAWIRADA

Stockholm Jicmo 2 March 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Gabdha Soomaaliyeed ee Sweden oo casho sharaf u sameeyey Wafdiga R/wasaaraha Soomaaliya DAAWO SAWIRADA.

Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Stockholm ayaa casha sharaf qiimo badan oo lagu sagootinayey wafdiga R/wasaareProf. Cabdi weli Maxamed Cali Gaas ku qabtay hool aad u qurux badan oo loogu talo galay casuumaadaha gaarka ah.

Casha sharaftan oo lagu casuumay illaa iyo laba boqol oo qofood ayaa intii ay socotay waxaa goobta xaflada ka socotay soo gaaray Fanaanka weyn wadaniga ah Axmed Naaji Sacad, isaga oo halkaasina ka qaaday hees aad u qiimo badan oo cinwaakeedu ahaa hurdaayoow toos.

Gudiga gabdhaha xaflada casha sharaftan sameeyey ayaa waxaa ka mid ahaa Ismahaan Cawad, Deeqo Dalmar, Tariig Iigoo, Caasho timojilic, Ruun Saciid , Muna Cawad, Xaawo Cilmi,iyo Maryan Xersi.

Xafladan casho sharafta aheyd ayaa waxaa lagu macsalaameeyey Wafdiga R/wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo goobta xaflada ka dhaceysayna aad loo qurxiyey, waxaana halkaasi tix burbaarunbur ah oo qiimo badan ka jeedisay Abwaanad Maryan Jeesto.

R/wasaare Prof Cabdi Weli maxamed Cali oo halkaasi hadal kooban ka jeediyey ayaa ka mahadceliyey cashadan loo sameeyey, waxa uuna amaanay gabdha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isaga goobtaasina ka balan qaaday in hishiiskii Garoowe gaar ahaan qodobkii dhigaayey in boqolkiba sodan la siiyo ay xukuumadiisa balan qaadeyso in uu sidiisa u dhaqan galo.























Abdirahman Hudeyfi
Email: xudeyfi4@hotmail.com
Stockholm Sweden

 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

News From Somalia

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 19
25 October 2011 (Read more) 27-Oct-2011

CLARIFICATION STATEMENT: Kenya and Somalia have a long history of
friendship and cooperation, and that continues today (Read more) 27-Oct-2011


Somalia to participate in Arab Athletics competition in UAE (Read more) 26-Oct-2011

Somalia: Kenyan Government crossly responded to remarks made by President Shariff (Read more) 25-Oct-2011

Kenyan women soldiers at the warfront (Read more) 24-Oct-2011

Taking Advantage of Kenya’s Al-Shabab Pursuit (Read more) 24-Oct-2011

Al-Shabab claims grenade attack in a nightclub in Nairobi (Read more) 24-Oct-2011

VACCINATION CAMPAIGN SUSPENDED DUE TO FIGHTING IN DAYNILLE (Read more) 24-Oct-2011

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/EAC Political Initiative (Read more) 24-Oct-2011

An open letter to Professor Suleiban and Amoud Alumni Association (Read more) 24-Oct-2011

The Propaganda war In Somalia, Best Wins (Read more) 24-Oct-2011

Somali journalists attend UNICEF-supported workshop to focus on humanitarian reporting (Read more) 24-Oct-2011

Control of Deynile Critical to Security of Mogadishu (Read more) 22-Oct-2011

Horn of Africa Crisis Situation Report No. 19 21 October 2011 (Read more) 22-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E Sharif Sh. Ahmed met his Turkish counterpart H.E Abdullag Gul in Istanbu (Read more) 21-Oct-2011


Somalia: Puntland President's speech at Chatham House (Read more) 20-Oct-2011


IFRC 'Preventing the Next Disaster' Advocacy Report and IFRC 2011 World Disasters Report (Read more) (Read more) 20-Oct-2011


Médecins Sans Frontières seeks swift release of two abducted staff without use of force and continues medical activities to assist Somali population (Read more) 19-Oct-2011

Somalia: Grenade Attack on Radio Galkayo in Puntland (Read more) 19-Oct-2011


First round of ‘support the peace’ soccer tourney ends in Somalia (Read more) 16-Oct-2011


Somalia tries to normalize life of famine victims through sport (Read more) 16-Oct-2011


Puntland President Receives AU High Representative for Somalia (Read more) 16-Oct-2011

The Roadmap: A Hole in Water (Read more) 16-Oct-2011

No high-pay jobs for Somalis (Read more) 16-Oct-2011


USADF Projects Provide Hope, Growth and Goodwill for Somalia Youth (Read more) 14-Oct-2011

UK OUTLINES ROBUST MEASURES TO TACKLE PIRACY (Read more) 13-Oct-201

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 17 (Read more) 12-Oct-2011


Erdoğan calls for more security, aid for famine-stricken Somalia (Read more) 11-Oct-2011

News From Somalia


THE LAST NAIL ON THE SOMALI  COFFIN (Read more) 9-Oct-2011


TFG AND AMISOM
CAPTURE KEY GROUND IN MOGADISHU (Read more) 8-Oct-2011


AU forces plan to cover al-Shabaab strongholds (Read more) 8-Oct-2011


United States Providing Malaria Treatment Medicine to the eastern Horn of Africa (Read more) 7-Oct-2011


Intelligence Wars: TFG vs Al-Shabaab (Read more) 7-Oct-2011

Food Security and Nutrition Analysis Unit - Somalia (Read more) 7-Oct-2011

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 16
4 October 2011 (Read more) 7-Oct-201

Two Journalists slightly wounded at the Tuesday's deadly suicide bombing in Mogadishu (Read more) 7-Oct-201


Press Conference: Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali (Read more) 5-Oct-2011


White House Statement: U.S. Condemns Attack in Mogadishu (Read more) 5-Oct-2011


Secretary Clinton Condemns Terrorist Attack in Somalia (Read more) 5-Oct-2011

Greater Somalia, Myth or Aspiration (Read more) 5-Oct-2011


Puntland President
Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families (Read more) 4-Oct-2011


President of Somalia has strongly condemned suicide attack on innocent Somalis (Read more) 4-Oct-2011

AMISOM Condemns Cowardly Attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


Foreign Office Minister condemns bomb attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E. Sharif Sh. Ahmed visited different districts of Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

Brothers in Arms exhibition to open eyes to the conflict in Somalia (Read more) 3-Oct-2011


CAN International Distributes Dry food to IDPs in Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

A Road Map into a New Quagmire (Read more) 2-Oct-2011


Press release
: Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings (Read more) 2-Oct-2011


‘Mahdi’-  the first Somali audio Book (Read more) 2-Oct-2011

Somaliweyn Media Center (SMC)