|

Gabdho Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay Minnesota + Video

somali-national-womens-basketball-team
Gabdhaha Soomaaliyeed ee ciyaarta K/Koleyga ayaa wacdaro layaab leh ka dhigay magaalada Minnesota ee wadanka Mareykanka, iyadoo warbaahinta dalkaasi, gaar ahaan Telefishanada ay ka sameeyeen barnaamijyo soconaya muddo aad u dheer, halka warbaahinada kale ee Mareykanka ay si weyn wax uga qoreen.

 

(Daawo Video)

 

 

Web Updating, Somaliweyn Website contact@somaliweyn.com www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!
Posted by on Mar 5 2013. Filed under Latest Video. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Halkaan hoose ku qor fikradaada talo, toosin iyo la talin ah ee aad ka qabto warka sare ku qoran, lama aqbali doono fikradaha aflagaadada iyo meel ka dhaca ah