Somaliweyn » Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo QM Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey QM weerarkii argigixisonimo ee maanta lagu qaaday xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay magaalada Muqdisho.

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “waxaan doonayaa inaan halkaan tacsi ugu diro QM oo aan uga tacsiyadeeynayo weerarkii argigixisonimo ee maanta lagu qaaday xarunta hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho, runtii falkaasi waa fal argigixisonimo oo aan raad ku laheyn diinta Islaamka”

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri” waxaan rajeynayaa falkaasi argigixisonimo inuusan saameyn ku yeelan doonin howlihii samafal ee ay hay’adaha QM ka wadeen gudaha Soomaaliya gaar ahaanna barnaamijyadii hormarinta ee ay Hay’adda UNDP ka waday gudaha Soomaaliya iyo xiriirka ay Soomaaliya la leedahay Caalamka”

Sidoo kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay inuusan falkaan argigixisonimo saameyn ku yeelan doonin dadaallada hormarineed ee ay Dowladda Federaalka iyo Shacabiga Soomaaliyeed ku doonayaan iney Dowladnimadooda ku hormariyaan.

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney meel ugasoo wada jeestaan cadawgooda taasina ay tahay xalka kaliya ee looga adkaankaro argigixisada.

—-DHAMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Gudoomiyaha Baarlamaanka

QM iyo Midawga Africa oo ka hadlay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta UNDP,da ee Muqdisho
Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moon  ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay manta Xarakadda Al-Shabab ku qaadeen xarunta hay’adda Q,M u qaabilsan dhanka hormarinta ee UNDP.

Afhayeenka Ban ki Moon Martin Nesirky oo saxaafadda kula hadlay magaalada New York ayaa sheegay in xog’hayaha guud uu aad uga naxay markii uu maqlay in la weeraray xarunta UNDP ee Muqdisho.

Afhayeenku waxaa uu xaqiijiyay in shaqaalo iskugu jira Soomaali iyo ajaanib ka tirsanaa xafiiska UNDP ay ku geeriyoodeen weerarkii maanta waxaana uu intaa ku daray inay tiri koob wadaan.

Dhanka kale wakiilka ururka Midawga Africa u qaabilsan Max’ed Saalix Annadifi ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in xafiiskiisu uu ka xunyahay weerarkaas isla markaana uu xanuunka la wadaagayo Q,M sida uu yiri.

Danjire Naddifi waxaa uu sheegay in ciidamada AMISOM ay  jawab deg deg ah ka bixiyeen weerarkaas taasi oo suurto gal ka dhigtay in khasaaruhu yaraado.

In ka badan 10 ruux oo ay ku jiraan ajaanib mid ka mid  ah lagu sheegay inuu u dhashay dalka koofur Africa ayaa ku naf waayay weerarkii maanta ay Shababku qaadeen xarunta UNDP ee Muqdisho .

War kooban oo ay Shababku soo dhigeen bartooda Facebook, good ayaa  waxaa lagu sheegay in ajaanibta lagu dilay weerarkii maanta ay u kala dhasheen wadamada Maraykanka, Ingiriiska iyo South Africa

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya: “14 ruux ayaa ku dhimatay oo ay ku jiraan afar ajnabi ah oo ka shaqeynaayay xarunta UNDP..”
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo shir jaraaid qabay ayaa wuxuuka hadlay weerarki lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobey ee UNDP ee Muqdisho, Wasiirka ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ay iska kaashadeen soo badbaadinta shaqaalaha xarunta UNDP-da.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in weerarka uu ahaa mid fuleynimo ay soo qaadeen kooxaha nabad diidka ee ka soo horjeeda horumarka umada Soomaaliyeed, Mr C/kariin ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatadi ka dhacday goobtaas maanta ay aheyd mid laga noxo.

“14 ruux  ayaa ku dhimatay oo ay ku jiraan afar ajnabi ah oo ka shaqeynaayay xarunta UNDP, waana lagu guuleystay in la badbaadiyo inti kale ee ku sugnaa xarunta, dhagarqabaashi weerarka soo qaadeynta waa laga hortagay,”

Wasiirka ayaa sdoo kale shaaca ka qaaday in ay ku dhaawacmeen dad gaaraya ilaa iyo 18 qof oo rayid ah oo qaraxyadi ay dhibaato gaarsiiyeen,

Weerarka ayaa waxaa soo qaaday ragg gaaray ilaa 7 qof oo dhamaantood goobta ku dhintay iyagoo qaar isqarxiyeen kuwa kalena ay ciidamada amaanka dileen, wasiirka ayaa ka gaabsaday inuu sheego qasaaraha soo gaaray dhinacada ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ee gurmadka u fidiyay shaqaalaha Xarunta UNDP.

Weerarkaan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa soo qaaday kooxda Al shabaab waxayna barta ay ku leedahay Twiterka ku sheegeen ineey ku laayeen dad badan oo isugu jira cadaad iyo Soomaali oo ka shaqeynayay Xarunta UNDP-da Muqdisho.

Xarunta UNDP ayaa ah dhisme weyn oo aad u ballaaran, iyadoo ay leedahay labo albaab oo dhanka laamiga iyo dhabarka dambe oo xaafada Buulo Xuubey ah, waxaana la sheegay in shaqaalaha ajaaniibta qaar albaabka dambe laga saaray.

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka digay in la bur buriyo Dugsiyada lagu barto Dugsiyada Qur’aanka Kariimka.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay burburinta goobaha dugsi qur’aanada Magaalada Muqdisho,xilli dhawaan howlgal bur-burin ah oo laga sameeyay Muqdisho lagu bur buriyay goobo dugsi qur’aano ah.

Xoghayaha guddiga arimaha diinta ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Amiin ayaa sheegay in Wasiirka arimaha Garsoorka iyo Cadaalada ay isla garteen inaan la burburin goobaha dugsi qur’aanada ee caruurta wax ka bartaan si lamid ah goobaha ganacsiga inaan la burburin.

Sidoo kale Xildhibaanka wuxuu sheegay inay kulan la qaateen qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhigta dugsi qur’aanada Magaalada Muqdisho ayna ka dhageysteen cabashadooda ku aadan inaan la burburin goobahooda dugsi qur’aanada.

Howlgalo burburin ah oo laga sameeyay Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir oo ay ka mid tahay Degmada Warta Nabadda iyo Degmada Howlwadaag ayaa wuxuu saameeyay goobo dugsi qur’aan ah oo ay ciidanka burburiyeen.

Dhinaca kale Ururka Al-Shabaab ayaa dhawaan howlo burburin ah kula dhaqaaqay Dugsiyada Qur’aanka ee Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.

QM oo sheegtay in daagalada ka socda wadamo ay Soomaaliya ka mid uu sababay qaxooti fara badan
War bixintaani oo manta shaca ay qaaday hay,ada Qm ugu qaabilsan arimaha qaxootiga ayaa Somalia waxa uu kaalinta 2-aad ka galay wadamada dadka badan ay iskaga barakaceen marka loo eego sanada sanada 2012-ka.

Hay,ada UNHCR ee arimaha qaxootiga ugu qabilsan Qm ayaa sheegtay in wadamo ay ku jirto Somalia ay ugu badan yihiin wadamada ay dadka badani colaada isaga carareen.

Qaxootiga ku sii qul qulaya calamka ayaa waxa ay hay,ada ku qiyaasrtay ku dhawaad 45.2milion o qaxooti ah kuwasi oo la dii wan galiyay sanadii 2012 marka loo bar bar dhigo sanadii 2011-kii oo ay qaxootiga garayen 42.5 oo si aad ah wax yar ka badan sanadii tagtay.

Antonio gutares oo ah wakilka qm arimaha qaxootiga u qabilsan ayaa sheegay in Somalia ay kaalinta labaad ay ka gashay isagoo tilmaamay in Somalia ay marti galisay dagaalo siyasada wadanka ku haya.

Somalia waxa ay dhanka qaxootiga ay ka horeysa wadamada siiriya afgaanistan iyo Iraq balse afartasi wadan ayaa loo aqoonsaday wadamada xiligaan ay ugu badan yihiin qaxootiga ku sugan xaryaha qaxootiga calamka

9 Cabdi Riyaad vs 9 shiikhaawi oo soo Gaarsiiyay Finalka Xulalkooda Maroodijeex ( Hargeysa) vs Howd ( Bali Gubadle )
Xulalka Maroodi jeex( Hargeysasa) iyo Howd oo 2011kii isagu soo haray Finalka Koobka Kubada Cagta Gobolada Soomaaliland ayaa markale 2013ka isagu yimid Finalka ka dib Markii ay ku reebeen Sami finalka Ciyaaraha Gobolada Soomaaliland  Xulalka Gabileey iyo Daad Madheedh oo ay shalay galab ku ciyaareen Garoonka Hargeysa  Stadium.

Ciyaartii Hore Maroodijeex iyo Gabileey ayaa fooda is daray  waxaana qeybtii Hore lagu kala nastay 0-0,balse qeybtii danbe Markii ay bilaabatay ayaa waxa gool ku hormaray Maroodijeex,inkastoo Goolkaasi aysan sii heysan oo gabiley ay ka daba keeneen Barbarihii,waxaan Goolkii Labaad u dhaliyay Gobolka uu Wato Tababare Diridhabe ee Maroodijeex( Hargeysa ) weeraryahankooda Lambarka 9 Cabdi Riyaad oo goolkiisii 4 Xaqiijiyay loona wado inuu noqdo Gooldhaliyaha Tartanka Ciyaaraha Gobolada Soomaaliland Maadaama uu isagu  noqday Ciyaaryahanka dhaliyay Goolkii ugu Dambeeyay ee 4gool ciyaartoyda wada leh e kala ah  Sakaawe oo sanaag u ciyaarayay iyo Amiin oo Daad Madheedh ahaa

Kulankii xigay oo ahaa mid adag waxaa fooda is daray Howd vs Daad madhedh,waxaana labad Gobol ay soo abndhigeen Ciyaar adag oo ku dhsian adkeys iyo Farsamo iyadoo qeybtii hore lagu kala tagay 0-0

Markii la isagu soo Laabtay qeybtii danbe Xulka Gobolka Howd waxaa Goolka Guusha ka saaciday Weeraryahankooda Lambarka 9 shiikhaawi oo laad kulul ku malaasay shabaqa Goolka Daad Madheedh kaasoo ciyaarta ka dhigay 1-0.

Daad madheedh iyo Howd inkastoo ay isku qaadeen weeraro kala duwan hadana natiijadii ciyaarta waxa ay ku dhamaatay Howd oo 1-0 ku samirsiiyay Xulka  Daad Madheedh sidan ugu gudbay Finalka  Tartanka,waxan la is weydiinayaa Howd ma ka arsan doontaa Maroodijeex oo 2011kii ka qaaday Koobka mise Maroodijeex ayaa  ku difaacan doona Caasimada Soomaaliland ee Hargeysa la arki doonee.

Waxaa diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdule’ Uurdoox’

Uurdoox2011@hotmail.com

Qurbaha Q2-aad Murjuxa iyo Murwaddaa Mudan. W/Q Idiris A. Dooxa-joog
Waa qaybti labaad ee qormooyin taxane ah oo aan ku iftiiminayno hab-dhaqanka Qurbaha iyo saamaynta uu Soomaalidda ku yeeshay kolki ay ku soo hayaameen .. ka gadaal kolki dalkoodda salowga coleedeed ka yeeray.

Murjuxa iyo Murwaddaa Mudan ..Dunnida Galbeedka ayaynnu ka xog waramaynaa .. Reer Galbeedku waxay leeyihiin qawiiniin xuquuqda iyo xaqdhowrka hor siinaysa Ubadka iyo Hooyadda.

Dadka Xeerarkaas samaystay iyagu waa kuwo la qaan-jaadaaya oo qawaaniintoodda ma jirto diin ka hor-imaanaysa caqliga oo kali ah ayaynna ku jaan-gooyaan kolka ay xeer dajisanayaan … waxaana dhaqan-galka xeerka ku dhismaa gacan u taagid golle wakiilo ama afti guud oo dadka laga qaado .

Dadka Soomaaliyeed ee yimi dalalka galbeedka Xeerka Murjuxa iyo murwadda mudnaanta siinayaa waxa uu u keenay dhibaatooyin .. Waxaa isla markiiba ka aargudasho ku talan-tay murwaddi Soomaaliyeed oo ninku dhibaato ku hayey kolki ay Soomaaliya joogeen .

Sidoo kale Ilmihi Soomaaliyeed ee Muslimka ahaa walina sabiga ah ayaa Aabbihi u awood waayey .. waa kolka uu xeerku gacmaha qabtay odaygi , taas oo ah in aan Aabbuhu ilmaha rabitaankiisa ka hor-istaagi karin haddii kale laga mahoobinaayo isaga iyo Islaantana lagu eedaynaayo ” Nolosha Caruurtoodda ayay qatar ku yihiin .. waana in laga badbaadiyo “.

Odaygu ma ahan mid hab xeeladaysan ilmihiisa iyo Murwaddiisa ku dhaqaaya ee waxa uu la soo booday kadeedid iyo kal u qaadasho …Kaarka dhaqaalaha dawladdu siiso ku soo dhaco ayaa isaguna noqday mid muran ka alloosmo, Isjiidjiidkaas ayaa u dhaxeeya Hooyadda iyo Aabbaha.

Xeerkaan Murwadda iyo Murjuxaha Mudnaanta siiyey ayaa waxaa ka dhashay in Guryo badan oo qurbo ku nool Soomaaliyeed ah .. Gaar ahaan Galbeedka .. si sii gaar ah Yurub (Europe) ay noqdaan kuwo duma.

Dumitaanku Aqriye waa in aad inta badan arkayso hooyooyin daadahsanaaya xayn Caruur ah oo aabbe la’aan nool .

Islaanta oo iyaddu kali joogitaanka ka walwalsan ayaa dayday u galayso say cusub sidi ay ku helli lahayd .. Taasu waxay keentaa dhibaatooyin hor leh .. Dhanka kale waxaa ku dhaca gurigaas Aabbe la’aanta ilmuhu yihiin in aan Hooyaddu daryeel u samayn ubadkeedda.

Taas waxaa keenaaya in Hooyaddaasu colaad u hayso aabbihi caruurteedda ee ay kala tageen .. Ubadkeedda uma ciqaabayso .. bal waxaa waqtiga ka qaaday oo ay caruurta waqti ugu waydday .. inta ay ku jirto Shukaansiga cusub ee ay ku doonayso soo xero-galinta nin kale.

Halkaas waxaa ku halaabay oo waxbarasho iyo barbaarin wanaagsan oo ay waalidkoda ka hellaanba seegay Caruurti .

Halkaan Gujji- Qurbaha Qybti 1-aad -“Magareshinka Midgaan-baa Mudan ”

E-Mail: Dooxajoog5@gmail.com Facebook: Halkaan Riix Bog qoraalleed : Idirism

Ciidamo Ireland u dhashay oo la sheegay inay ku sugnaayeen xarunta UNDP ee Maanta la weeraray
War ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada  Ireland ayaa waxaa lagu sheegay in askar kaga sugnaa xarunta hay’adda UNDP ee Muqdisho ay ka bad baadeen weerarkii maanta xaruntaas lagu qaaday.

Warbaahinta Ireland oo warkaan qortay ayaa sheegaysa in 4 sarkaal oo ka tirsan ciidamada gaarka ah oo ku sugnaa xarunta xilliga la weerarayay ayaa ka ka bad baaday weerarkaas waxaana ay hadda ku sugan yihiin goob  nabdoon ayaa lagu yiri warkaasi.

Afhayeenka ciidamada Ireland ayaa u sheegay wargeyska Irish Times in afartaasi ruux ee askarta ah ay hadda bad qabaan oo aysan jirin waxyeelo soo gaartay.

Dhanka kale war kooban oo kasoo baxay taliska ciidamada AMISOM  ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in xarunta ay hadda maamulayaan ciidamadooda isla markaana ay baabi’iyeen kooxdii weerarka kusoo qaaday.

Faahfaahin ku saabsan weerarki lagu soo qaaday xarunta UNDP-da ee Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)
Waxaa haatan dagan xaalada xarunta UNDP oo saacado ka hor ay  weerar ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan Al shabaab isla markaana la wareegeen mudo laba saac ku dhow.

Weerarka ayaa waxaa soo qaaday ciidamada Al shabaab oo si xeyladeysan u  galay xarunta UNDP iyagoo marki hore ku bilaabay qarax ismiidaamin ah oo gaari nooca loo yaqaan Noha oo laga soo buuxshay walxaha qarxa lagu furtay ilinka hore ee xarunta.

Qaraxa kadib ayaa waxaa rasaas ku galay gudaha xarunta ciidamo tiradooda aan la ogeyn ilaa hada oo qaar mid ah ay isku qarxiyeen gudaha xarunta islamarkaana ay la wareegeen gacan ku heynta xarunta UNDP-da.

Ciidamada AMISOM iyo kuwa booliska, milatariga iyo nabadsugida ayaa soo gaaray xarunta hase ahaatee fooda waa galin waayeen waxayna xirxireen wadooyinka soo gala xarunta, rasaasta ayaa ka soo dhaceysay xarunta gudaheeda iyadoo bam gacmeedyo laga soo tuurayay gudaha xarunta.

waxaa marki danbe goobta soo gaaray ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Gaashaan ama Alpha iyagoo darbiyada uga daatay xarunta UNDP-da islamarkaana ku guuleystay ineey dib ula wareegaan gacan ku heynta xarunta oo mudo saacado ah ka maqneyd.

Qasaarahah ka dhashay weerarka oo aan wali si faahfaahsan oo xaqiijin ayaa hadane waxa la arkayay dhowr qof oo dhaawacyo ah oo  banaanka xarunta laga daad gureynaayo sidoo kale waxaa qasaare soo gaaray ciidamada gaashaanka oo ilaa afar asgari halkaa uga dhimatay.

Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho oo ammaankeeda uu ahaan jiray mid adag, isla markaan ay adag tahay in gudaha loo galo hade yeeshe waxaa ilaa hada la ogaan karin sababta keentay  in rag hubaysan inay gudaha ugalaan.

Xaalada ayaa ilaa hada ahmid dagan waxaana la maqlayaa dhawaqa gawaadiada gurmada ee loo yaqaan Ambulaska oo ku dhowlan la tacaalida dadka dhaawacyada ka soo gaaray weerarka lagu soo qaaday xanunt UNDP-da

Al-Shabaab oo sheegatay weerarkii ka dhacay Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho.
Sarkaal  ka tirsan Xarakadda Al-Shabab oo la hadlay qaar ka mid ah wakaaladaha wararka ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarka ka dhacay xarunta hay’adda UNDP ee Muqdisho.

Sarkaal oo war kooban bixiyay waxaa uu yiri “ Ciidamadeena Komaandooska ayaa weerarka qaaday qarax ayay ku bilaabeen haddana gudaha ayay ciidamada gaalada kula dagaalamayaan waxaana cadaynayaan inaan hadda si buuxda gacanta ugu hayno xarunya UNDP”

Sarkaalkaan faafaahin intaas ka badan ma uusan bixin hase ahaatee warar kale oo lagu baahiyay warbaahinta Al-Shabab ayaa waxaa lagu sheegay  in weerarka ka dhacay UNDP lagu dilay saraakiil cadaan ah.

Haweeney aan magaceeda la shaacin uu ka tirsan Q,M lana hadashay wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegtay in weerarku bilawday xilli ay dhismaha ka baxayeen wafdi Q,M ka tirsan.