Contact Us

FOOMKA XIRIIRKA

Shabakadda caalamiga ah ee Somaliweyn.org waxay ugu bishaareyneysaa dhammaanba akhristayaasheeda kala jooga caalamka daafihiisa inay u soo gudbin karaan baahiyahooda gaarka ah sida qoraallo ay ku cabirayaan aragtiyahooda, dhacdo ay la kulmeen oo ay qoraal ka sameeyeen iwm.

Waxaa kale oo maamulka Shabakadda Somaliweyn ugu bishaareynayaa dhammaanba akhristayaashiisa iyo cid kasta oo dooneysa in loo xayeysiiyo mihnadeeda nooc kasta oo ay tahay loo sameynayo soo dhoweyn heer sare ah iyo qiima dhimis macaamilka raalli gelineysa.

Halkaan hoose ku soo dir farriintaada:

Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*