Home » sawirro You are browsing entries filed in “sawirro”

FIFA MA course for Somali referees begins in Mogadishu

Somalia’s elite football referees are attending a FIFA MA refereeing course organized by the Somali Football Federation under the auspice of the world football’s governing body [FIFA] The country’s minister for youth and sports, Honorable Khadija Mohamed Diriye, was honored to inaugurate the five-day course which has brought together some 30 referees including national and […]

September 26th, 2017 | Posted in english,sawirro,sports | Read More »

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo booqday Isbitaalka Digfeer.+Sawiro

Muqdisho: Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey qeybaha gargaarka deg degga, qololka iyo sariiraha bukaan jiifka iyo qeyba kale oo muhiim ah kuna jireen dad Soomaaliyeed oo hayaan xanuuno kala duwan. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa u […]

September 25th, 2017 | Posted in caafimaadka,sawirro,Wararka | Read More »

Shir amniga ku saabsan oo Muqdisho ka dhacay Sawirro

Kulan looga hadlayay sugida amniga guud ahaan dalka Soomaaliya ayna ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo diblomasiyiin caalami ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka wada wada jir u guddoomiyay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, waxaana goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada booliiska […]

September 24th, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Maanta oo kale 40 sanno ka hor markii Lufthansa laga soo dejiyay Mudisho iyadoo la soo afduubtay

BERLIN – Diyaarad rakaab ah oo Lufthansa ah oo laga afduubay Soomaaliya 40 sano ka hor markii ay socotay olole ka tirsan ololaha kooxaha xagjirka ah ee ka soo horjeeda maamulka Jarmalka ayaa ku noqday gurigoodii. Wakaaladda warfaafinta ee DPA ayaa soo warisay in Boeing 737 ay Sabtidii timid Sabtidii magaalada Jarmalka ee Friedrichshafen, halkaas […]

September 23rd, 2017 | Posted in caalamka,sawirro,Wararka | Read More »

Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle oo arrimo dhowr ah kala hadlay saraakiil QM ka socota + Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Beledweyne kulan kula yeeshay saraakiil  ka tirsan Qaramada Midoobay iyagoo ka wada hadlay xoojinta wax ka qabashada baahiyaha ka jira Hirshabelle iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen QM horumarinta iyo dib u dhiska Hirshabelle. Ugu horeyn Saraakiisha Qaramada Midoobay  ayaa ugu hambalyeeyay mas’uuliyada culus […]

September 22nd, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Xarunta cilmi baarista, dhaqanka iyo nabadda (CRCP) oo xustay maalinta nabadda adduunka + Sawirro

XARUNTA CILMI BAARISTA, DHAQANKA IYO NABADDA {CRCP} OO XUSTAY MAALINTA NABADDA ADDUUNKA. Xaflad aad u qurux badan oo loogu dabaal degayay xuska 21-ka September oo ku asteysan maalinta nabadda adduunka, ayna soo qaban-qaabisay Xarunta Cilmi baarista, Dhaqanka iyo Nabadda Soomaaliya {CRCP} ayaa lagu qabtay hoolka xafladaha ee xarunta Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Magaalada […]

September 22nd, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Siyaradii Caalamkii Waynaa Ee Sheekh C/Raxmaan Celli oo Warsheekh kabilaabatay iyo dad fara badan oo ku sii qulqulaya.

Waxaa maalmahaan si aad ah loogu sii qulqulayaa Degmada Warsheekh, si dadkaasi uga qeyb galaan siyaarada Caalamkii waynaa ee Sheekh C/Raxmaan Celli, waxaana sidoo kale halkaasi ku sii socda Mashaaikh iyo Xer fara badan oo iyana doonayaan in siyaradaasi ka qeyb qaataan. Sheekh C/Raxmaan Celli ayaa sanad walaba marka la gaaro Bisha Muxaram ee Saka […]

September 22nd, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay+Sawiro

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee D/Goboleedyada. Shirkan oo socon doona labo maalin ayaa ujeedadiisu tahay […]

September 21st, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

RW Khayre oo kulan kula yeeshay New York Madaxweynaha Turkiga+Swatro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qeyb galeysa shirka guud ee Qaramada Midoobey. Ra’iisul Wasaaraha oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa ugu mahad celiyay shacabka […]

September 20th, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray New York

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Ruushka Sergei Lavrov, waxana ay ka wada hadleen xiriirka qotada dheere ee ka dhexeeya labada […]

September 19th, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Taaj Expess