23 Apr, 2024
1 min read

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kulan sagootin ah xalay u qabtay Wafdigii ka Socday Dalka Jabuut.i

Muqdisho :- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sameeyay Wafdiga Dowladda Djibouti ee maalmahaan Magaalada Muqdisho u joogay ka qeybgalka Bandhiga Filim-ka dib-u-curushada Qaranimada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Cadaladda iyo Diinta ee Jamhuuriyadda Djibouti, Ahna Madaxa Wafdiga Mudane Muumin Xasan Barre ayaa […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magacyada saraakiil Shabaab ah oo la diley.

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in saraakiil ka tirsan Al-Shabab lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe . Bayaan ay soo saartay wasaaradda warfaafinta ee dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka uu ka dhacay deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan […]

1 min read

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay wakiil u qaabilsanaan doona Kenya.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacabay wakiil maamulkiisa u fadhin doona dalka Kenya. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxwaynaha Jubaland ayaa lagu sheegay in Sadiiq Cabdulahi Bogale loo magacabay wakiilka Kenya u fadhin doona dalka Kenya. “Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Jubaland,Cutubkiisa 4aad,Qodobka 72aad , Farqada(3aad) ee ku […]

1 min read

Maraykanka oo ka digay halis uga iman karta argagixiso gudaha ama dibadda ah.

WASHINGTON — Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa ka digaya inay jirto “khatar aad u sarraysa” oo la xidhiidha weeraro ka iman kara argagixiso gudaha ah ama kuwo debedda ah sannadka soo socda. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin cusub oo ay Khamiistii sii daysay Waaxda Amniga Gudaha ee Maraykanku. Warbixintan ayaa farta ku fiiqday, waxa ay ku […]

1 min read

Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda.

Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sanoah ah Khawaarijta ka tirsanaa ayaa  isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Bakool. Horjoogahaan oo Khawaarijtu ugu yeerto Malaaq UK ayaa  u qaabilsanaa daaweynta maleyshiyaadka, waxaana uu ku sheegay sababta uu uga soo baxay inay tahay in khawaariijta meel kasta oo ay joogaan ay […]

1 min read

Ingiriiska, Fransiiska iyo Jarmalka oo mar kale cunaqabateyn kusoo rogaya Iiraan

Ingiriiska, Fransiiska, iyo Jarmalka ayaa shaaciyay inay bisha dambe mar kale cunaqabateyn ku soo rogi doonaan Iran si dalkaasi looga hor tago inuu Ruushka ka iibiyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallo. Cuna qabateynta ayaa dhaceysa bisha Oktoobar. Sanadkii 2025-kii, Iran waxay ogolaatay heshiis caalami ah oo loogu tala galay in lagu xaddido barnaamijkeeda nukliyeerka. […]