28 Mar, 2024
1 min read

Agaasime Muxyadiin Jurus oo baxsaday markii uu ogaaday in la xirayo.

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu Tuulada Guulane oo hoos tagta degmada Aaden-yabaal uu gaaray Agaasimaha Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Muxyadiin Xasan Jurus. Wararku  waxay sheegayaan Agaasime Muxyadiin Jurus inuu ka baxsaday xalay xilli danbe, kadib markii uu ka war helay qorshe la sheegay in lagu xiri lahaa. Muxyadiin Jurrus […]

1 min read

Taliyahii Ciidanka xoogga dalka Gen.Odowaa oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee galabnimada isniinta dhacay waxay ku ansixiyeen soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya in uu noqdo, General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow. Sida ay sheegtay warbaahnta dawladda, kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo […]

1 min read

Madaxweynaha Ugandha oo ka caafimaaday cudurka Covid-19.

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay inuusan hadda qabin cudurka Covid-19 oo dhawaan laga helay. Dhowr iyo toban maalmood ka hor ayaa xanuunka laga helay Museveni, waxasae uu hadda sheegay inuu ka caafimaaday wax uu ku tilmaamay “cadow”. Markii la shaaciyay dhawaan madaxweynaha Uganda inuu cudurku qabo ayaa siyaabo kala duwna looga falceliyay.Wuxuu ku […]

1 min read

Maamulka Hirshabeelle oo u goodiyay Cali Jayte haddii uusan u hogaansamin xil ka qaadista lagu sameeyay..

Maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeyay guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan, in isaga iyo siyaasiin kale ay ka horyimaadeen mideynta canshuurta gobolka Hiiraan iyo Hirshabeelle inteeada kale. Sidoo kale mamaulka ayaa sheegay in tillaabo ay ka qaadi doonaan haddii Cali Jayte u hoggaansami waayo xil ka qaadista lagu sameeyay.

1 min read

Xiisad saakay ka taagan magaalada Garoowe.

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan tahay  ka dib markii dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda ay ka bilaabantay Halkaas. Ciidamada Madaxtoyada iyo PMPf ayaa xalay Saqdii dhexe bilaabay in ay xiraan wadooyinka Muhiimka ee magalada sida wadada Madaxtooyada , Wasaaradaha ,laamiga Wadnaha iyo Nawaaxyiga xarunta […]

2 mins read

Xulka Spain Oo Kaga Guuleysatay dhigiisa Croatia Rigoorayaal Koobka UEFA Nations League. 

Xulka qaranka Spain ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, waxaanay soo afjareen abaartii koobab la’aanta ee sagaalka sannadood haysatay kaddib markii ay rikoodheyaal kaga badiyeen Croatia oo ay ku socoto nasiib-darro soo taxnayd lix sannadood oo finallada ay marna imanayeen marna ka agdhowaayeen. Ciyaar socotay 120 daqiiqadood oo goolal la’aan kusoo dhamaatay, ayaa rikoodheyaal […]

1 min read

Cali Jeyte  “Hiiraan kama sii mid ahaanayso  maamulka Hirshabeelle….:

Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in Hiiraan aanay ka sii mid ahaan doonin Maamul Goboleedka Hirshabeelle kaddib markii uu sheegay inuu arintaasi kala tashaday waxgaradka Gobolka. Cali Jeyte ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya saraakiisha Hirshabeelle aanay iman karin Gobolka […]

1 min read

Madaxweynaha Uganda oo cambaareeyay weerarkii shalay iskuulka lagu qaaday.

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay deegaanka Mpondwe, koofur-galbeed Uganda, halkaasoo maleeshiyaad lala xiriirinayo kooxda IS ay ku dileen 41 qof. “Gumaadkan cusub ee xubnaha ADF waa dembi, kalsooni la’aan, argagagixisannimo iyo wax ma tarnimo ah,” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray. Ilaa 37 ka tirsanaa ardayda Mpondwe Lubiriha Secondary school, waardiye […]