Home » haweenka You are browsing entries filed in “haweenka”

Haweeneyda qura ee 2 wadan ka noqotay marwada koowaad (Xaaska madaxweynaha)

Graça Simbine waxaa ay dhalatay 17 cisho kadib geeridii aabaheed, waa qofka ugu yar qoys ka koobnaa 6 caruur ah, waxaa ay ku dhalatay gobalka Gaza ee dalkii la oran jiray Portuguese East Africa kaas oo casrigaan loo yaqaano Mozambique, waxey ka mid aheyd ardeydii ka faa’iideysatay nidaamkii hormarinta school-adda ka hor inta aaney deeq […]

August 29th, 2017 | Posted in haweenka | Read More »

Taaj Expess