19 Mar, 2024
1 min read

Dowladda Maraykanka oo sheegtay inuu joogtaynayso dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.

Xoghayaha Difaaca ee dowladda Mareykanka Lloyd Austin ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la joogteeyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Lloyd Austin ayaa sheegay inay jiraan dib u dhacyo ay la kulmeen ciidanka militariga Soomaaliya, oo mararka qaar ay caawinayaan ciidamada Maraykanka ee Afrika. Xoghayaha difaaca Maraykanka ayaa booqasho ku tagay […]

1 min read

Hargab shimbireed dilay in kaban 2 milyan oo digaaga ah ee ka dilaacay Koonfur Afrika.

Namibia ayaa hakisay wax soo saarka digaaga nool iyo dhammaan wax soo saarka digaaga ee ka iman jiray dalka ay jaarka yihiin ee Koonfur Afrika kadib markii uu ka dilaacay hargab shimbireed ba’an. Sida ay sheegtay wasaaradda beeraha ee Namibia,Joojinta waxaa sabab u ah “faafidda naxdinta leh” ee hargabka loo yaqaan (HPAI) ee aadka u […]

1 min read

Ciraaq: Farxaddii arooska ee murugada isku baddeshay ee ay ku dhinteen in ka badan 100 qof.

Dab ka kacay xaflad aroos oo ku taal waqooyiga Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen in ka badan boqol qof. Saraakiisha difaaca ayaa waxay sheegeen in rashka laga shiday dabaal-degga gudaha hoolka degmada Xamdaniyah. Goobta ayaa la sheegay in lagu dhisay walxo si fudud u guban kara. Dabka ayaa ka kacay degmada Al-Hamdaniya […]

1 min read

Sucuudiga oo ballan qaad aan la fileyn u sameeyay Falastiin.

Safiirkii ugu horreeyay ee Sacuudiga u qaabilsan Daanta Galbeed ee la haysto ayaa ballan qaaday in qadiyadda Falastiin ay “bud dhige” u noqon doonto heshiis kasta oo lagu wanaajinayo xiriirka dalkiisa iyo Israel. Nayef al-Sudairi ayaa hadalkan jeediyay kadib imaatinka wafdigii ugu horeeyay ee Boqortooyada Khaliijku ay ku tagto Daanta Galbeed muddo soddon sano ah. […]

1 min read

Fanaanada caanka ah ee Shakira oo mar kale eedaymo loo soo jeediyay

Fannaanadda reer Kolombiya, Shakira ayey markii labaad dawladda Spain ku eedaysay canshuur lunsasho. Dacwad oogaha ayaa Shakira ku eedeeyay inay dalka ka khiyaameysay canshuur gaaraysa $7.1 milyan oo doolar sannadkii 2018 gudihiisa. Waxay sheegeen in tani ay dhacday kadib markii ay ku guul dareysatay inay sheegto lacago ay si hormaris ah ugasii qaadatay bandhigyadeedii El […]

1 min read

Kenya oo samaysanaysa warshad soo saarta tamarta nukliyeerka.

Kenya ayaa bilaabi doonta dhismaha warshad tamarta Nukliyeerka dhalisa sanadka 2027, mas’uuliyiintu waxay ku sheegeen ballan qaadkii ugu dambeeyay ee qorshayaasha. Warshadan kunka megawaatka ah, oo dhowr sano jidka kusoo jirtay, ayaa qayb ka ah hamiga dalkani uu ugu amba qaadayo dhanka tamarta nadiifka ah iyo kordhinta tamarta. Hadalo ku saabsan soo dhowaanshaha bilawga mashruuca […]

1 min read

Masar oo qabanaysa doorasho madaxweyne oo natiijadeeda lasii ogyahay

QAAHIRA — Masar ayaa qaban doonta doorasho madaxweyne oo socon doonta saddex maalmood bisha December, waxaa sidaas Isniintii ku dhowaaqay mas’uuliyiinta, ayada oo la filayo in madaxweyne Cabdiftaxax al-Sissi uu xukunka kusii nagaado illaa 2030. Waleed Hamza, guddoomiyaha Maamulka Doorashooyinka Qaran, ayaa sheegay in cod bixinta ay dhici doonto December 10-12, ayada oo doorashada ku celiska […]

1 min read

Maraykanka iyo Kenya oo kala saxeexday heshiis dhinaca difaaca ah

Maraykanka iyo Kenya ayaa Isniintii waxay magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen heshiis dhinaca difaaca ah, kaas oo looga dan leeyahay in lagu xoojiyo la dagaalanka argagixisada ee bariga Afrika iyo in taageero loogu muujiyo dedaalada ay Kenya ku doonayso inay ku hoggaamiso hawl-galka dhinaca amniga ee dalka Haiti. Xoghayaha difaaca ee dalka Maraykanka Lloyd Austin […]