Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Waa maxay Tubaakada loo yaqaanoTaanbuu?

Smokelles Tobacco wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca lahayn. Dunida waxa laga qoray maqaalo caalami ah taas oo looga hadlayo dhibatooyinka aay ledahay isticmalka madoyinkas. Hadaba waqti xadirkan somaliya waxa kuso badanaya isticmalka waxa ay dhalinyarada u yaqanan taanbuuga taas oo halis caafimad ku leh dadka […]

December 23rd, 2017 | Posted in caafimaadka | Read More »

Aabe 2-da Lugood ka go’an oo Qof kasta oo leh damiir Bani’aadminimo leh ka codsaday inay u soo gurmadaan+Sawiro

Cali Xuseen Kudan, waa Aabe dhalay 7-caruur ah, isla markaasina dagaaladii ku waayay labadiisa Lugood, Haddaba mar aanu booqanay hoygiisa ayuu inooga warbixiyay qaabka uu ku nool yahay mar haddii ay ka go’an yihiin labadiisa Lugood, iyo guud ahaan xaaladda qoyska uu aabaha u yahay. “Way iga go’een Labadayda Lugood aan ku shaqeysan jiray, waxaaba […]

December 14th, 2017 | Posted in caafimaadka,sawirro,Wararka | Read More »

WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo wada qabtay tababar ku saabsan maareynta nafaqo-xumida.

Muqdisho, Soomaaliya-Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagabeyneysa 5-maalmood oo tababar ah oo loogu talagalay dadka nafaqo-xumada ba’an ku haya dhibaatooyinka caafimaad. Laba iyo labaatan shaqaale caafimaad oo ka kooban 12 xarumo dejinta nafaqeynta ee Soomaaliya ayaa ka qayb qaatay koorsada tababarka, taas oo […]

November 30th, 2017 | Posted in caafimaadka,Wararka | Read More »

Boliiska Soomaaliya oo soo bandhigay Dawooyin qaab Daraagis ah loo isticmaalay

Taliska Ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa soo Bandhiggay baaritaanno ay ku wadaan Daawooyin si Daraagis ah loo isticmaalay oo ay cabashooyin ka soo gudbiyeen qaar ka mid ah dadkii sida qaldan loogu gudbiyey, waxaana lagu soo bandhigay xarunta taliska Boliiska Soomaaliya. Halka lagu soo bandhigayey Daawooyinkan sida Daraagis ah loo isticmaalay oo ay cabashooyin Boliiska ugu […]

November 13th, 2017 | Posted in caafimaadka | Read More »

WHO oo Heshay US $ 2 Milyan si kor loogu qaado howlaha caafimaadka ee Soomaaliya

BERNAMA-Somalia: Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay Isniintii in ay heshay deeqda $ 2 milyan oo doolar oo lagu taageerayo ilaalinta cudurrada faafa iyo hawlaha gargaarka degdega ah ee ka jira Soomaaliya, sidaana waxa sheegay hay’adda wararka ee Xinhua. Wakiilka WHO ee Soomaaliya Ghulam Popal ayaa sheegay in khatarta ay aad ugu badan tahay dadka […]

November 6th, 2017 | Posted in caafimaadka,Wararka | Read More »

Maxaad ka taqaana Madax Xanuunka Goonjabka..?

Goonjabku waa nooc gaar ah oo kamid ah madax xanuunada. Bukaaanada la il daran Goonjabka waxa ay isku arkaan Madax xanuun kusoo laalaabto Dhowr sano.   Goonjabku waxa uu lagaar yahay qaabka uu qofku u dareemo madax xanuunka oo ah garaac ama xidid ku bood boodayo oo kale, waxaana lasocon karo sida badan: Lalabo/Dawaqmid ama […]

November 3rd, 2017 | Posted in caafimaadka,Wararka | Read More »

Tallaal cusub oo Tifowga loogu tala galay

Talaal cusub oo ka hortagi kara 9 ka mid ah 10 kiis oo ka mid ah xumadda Tifowga ayaa waxaa ku taliyey in la qaato hay’adda caafimaadka adduunka. Khubaradu waxay sheegayaan in saamayn xoog leh uu ku yeelan doono 22 milyan oo kiis, iyo 220,000 oo ah geeri uu Tifowgu keeno sannad kasta. Carruurta oo […]

October 26th, 2017 | Posted in caafimaadka | Read More »

Hay’adda WHO oo ka laabatay jago ay u magacowday Madaxweynaha Zimbabwe

Hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa si rasmi ah uga laabatay Go’aankii ay dhawaan u magacowday Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe safiir-sharafeedka WHO kaddib markii dhaliilo badan laga keenay magacaasbiddan. Madaxa WHO, Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu dib ugala laabtay magacaabista Mugabe kadib markii uu dhagaystay talooyin badan […]

October 22nd, 2017 | Posted in caafimaadka | Read More »

Soomaaliya: ICRC oo gargaar Caafimaad la soo gaaraysa Cusbitaalada Muqdisho.

Muqdisho/ Nairobi(ICRC)-Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) waxay jawaab ka bixinayeen baahiyaha deg deg ah kadib qaraxii Sabtidii ka dhacay Muqdisho. Laba maalin ayaa laga jooga tirada dhimashadana way sii kordheysaa iyadoo meydadka laga soo saarayo burburka hoostiis. 48-kii saac ee la soo dhaafay, ilaha rasmiga ah waxay xaqiijiyeen dhimashada […]

October 17th, 2017 | Posted in caafimaadka,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo booqday Isbitaalka Digfeer.+Sawiro

Muqdisho: Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey qeybaha gargaarka deg degga, qololka iyo sariiraha bukaan jiifka iyo qeyba kale oo muhiim ah kuna jireen dad Soomaaliyeed oo hayaan xanuuno kala duwan. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa u […]

September 25th, 2017 | Posted in caafimaadka,sawirro,Wararka | Read More »



Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada