Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Ururka Ubax Foundation oo deeq dawo ah gaarsiiyay MCH-ka Boondheere

Ururka samafalka iyo gargaarka Ubax Foundation ayaa shixnad daawo ah waxa uu gaarsiiyay MCH-ka degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, taasi oo isugu jirta qalab iyo daawooyin lagu dabiibo haweenka uurka leh iyo caruurta. Waxaa kale oo deeqda gargaarka ah ka mid ahaa shixnad daawo oo lagu dabiibo haweenka xaamilada ah ee iyagu soo booqda xarunta […]

July 8th, 2018 | Posted in caafimaadka,latest video | Read More »

Prof Dufle : Sigaarku wuxuu sababaa cudurro badan oo halis ah iyo dhimasho degdeg ah”

Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May 2018 ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay mar kale bulshada kaga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha. Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ka waramay dhibaatada […]

May 31st, 2018 | Posted in caafimaadka | Read More »

Dhakhaatiir ku guuleystay qalliinka ‘buradii ugu weyneyd ee maskaxda’

Dhakhaatiirta Hindiya, ayaa ku guuleystay iney soo saaraan buradii uggu weyneyd, oo culeyskeedu yahay hal kiilo iyo sided garaam, taasoo laga gooyey maskaxda nin da’diisu tahay 31 sano jir. Qalliinka, oo qaatey muddo toddobo saacadood ah, ayaa waxa lagu sameeyay cisbitaalka Nair ee ku yaalla galbeedka magaalada Mumbai 14-kii bishan February ee 2018-ka. Balse hannaankii […]

February 23rd, 2018 | Posted in caafimaadka | Read More »

Guddoomiye Basma Caamir “Ma aqbali doonno in dekadda Muqdisho laga soo dajiyo Badeeco iyo Daawooyin dhacay”

Muqdisho-Waaxda Faya-dhowrka ee gobolka Benaadir u qaabilsan ka hor tagga waxyaabaha dhacay iyo qiimaynta tayada Badeecadaha kana ka hawl-gasha Dekedda weyn ee Xamar ,ayaa maanta soo bandhigtay raashin iyo waadooyin uu waqtigeedu dhamaaday,taasoo ay ku wareejiyeen laamaha ammaanka si loo gubo. Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta gobolka Benaadir, Marwo Basmo Caamir Shakeeti oo kormeer […]

February 3rd, 2018 | Posted in caafimaadka,sawirro | Read More »

Hooyo Caasho waxay diyaar u tahay in ay Gabadheeda u bixiso Kilideeda si ay u badbaado.

Hooyo Caasho Macalin Cismaan  waxay la Mururgeysan tahay oo si weyn uga Fikireysaa  Xanuun Dhinaca kelyaha oo haya Gabdheeda Jamiilo  Xuseen Cali  muddo , waxayna Mudooyinkaan la Daala dhaceysey Sifeynta Kelyaha ama Dhiig ka bedelida  Gabadheeda oo Mar waliba u baahan  Kharash aysan ka bixi Karin. “Waxaan u Mahadcelinayaa Walaalaha Soomaaliyeed ee Gabadheeda la garab […]

February 2nd, 2018 | Posted in caafimaadka | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka oo ku dhawaaqday in cudurka Juudaanka lagu arkay Soomaaliya

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dalka lagu arkay Kiisas la xariira cudurka Juudaanka. Waxaana ay tilmaamtay in dadka qaba cudurkaas haatan ay dhan yihiin tiro ahaan 1576 Qof oo isugu jira Caruur iyo Haween. Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in aan la […]

January 29th, 2018 | Posted in caafimaadka | Read More »

Duqa Muqdisho oo kafaalo qaaday cafimaadka gabar indhaha ka jiran oo dalka wax looga qaban waayay + Sawiro

Samiiro Cumar Maxamed waa gabar 3 jir ah oo indhaha ka xanuunsan, qoyskeeddu waa sabool waxaana ay ka mid yihiin qoysaska Barakacayaasha ah ee Muqdisho. Iyadoo 7 bilood jirta ayuu asiibay xanuunkan aafayeeyay arageedda, waxaa adag iney farxad ku jiifato habeenkii ama ay ku joogto maalinkii ,waalidkeed waxaa ku adag iney maareeyaan nolasha kale ee […]

January 16th, 2018 | Posted in caafimaadka,sawirro,Wararka | Read More »

Waa maxay Tubaakada loo yaqaanoTaanbuu?

Smokelles Tobacco wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca lahayn. Dunida waxa laga qoray maqaalo caalami ah taas oo looga hadlayo dhibatooyinka aay ledahay isticmalka madoyinkas. Hadaba waqti xadirkan somaliya waxa kuso badanaya isticmalka waxa ay dhalinyarada u yaqanan taanbuuga taas oo halis caafimad ku leh dadka […]

December 23rd, 2017 | Posted in caafimaadka | Read More »

Aabe 2-da Lugood ka go’an oo Qof kasta oo leh damiir Bani’aadminimo leh ka codsaday inay u soo gurmadaan+Sawiro

Cali Xuseen Kudan, waa Aabe dhalay 7-caruur ah, isla markaasina dagaaladii ku waayay labadiisa Lugood, Haddaba mar aanu booqanay hoygiisa ayuu inooga warbixiyay qaabka uu ku nool yahay mar haddii ay ka go’an yihiin labadiisa Lugood, iyo guud ahaan xaaladda qoyska uu aabaha u yahay. “Way iga go’een Labadayda Lugood aan ku shaqeysan jiray, waxaaba […]

December 14th, 2017 | Posted in caafimaadka,sawirro,Wararka | Read More »

WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo wada qabtay tababar ku saabsan maareynta nafaqo-xumida.

Muqdisho, Soomaaliya-Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagabeyneysa 5-maalmood oo tababar ah oo loogu talagalay dadka nafaqo-xumada ba’an ku haya dhibaatooyinka caafimaad. Laba iyo labaatan shaqaale caafimaad oo ka kooban 12 xarumo dejinta nafaqeynta ee Soomaaliya ayaa ka qayb qaatay koorsada tababarka, taas oo […]

November 30th, 2017 | Posted in caafimaadka,Wararka | Read More »

Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*