Home » tacsi You are browsing entries filed in “tacsi”

Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Janaraal Maxamed Abshir Muuse

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Maxamed Abshir Muuse oo caawa ku geeriyooday dalka Mareykanka. “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan qaranka, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Janaraal […]

October 26th, 2017 | Posted in tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi tiiraanyo leh: Marxuum Cabdi Geele Feedar oo Dalka Jarmalka Ku Geeriyooday

Marxuum Cabdi Geele Feedar oo Dalka Jarmalka Ku Geeriyooday waxaa Dalka Jarmalka Magaalada Münester ku Geeriyooday Marxuum Cabdi Geele Feedar,Marxuumka oo jagooyin badan ka soo qabtay Xukuumadii Marxuum Siyaad Barre marxuum Cabdi Geele Feedar ayaa lagu in maainta Jimcaha Lagu Aaso Magaalada Münester, Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee Ku Nool Guud Ahaan Dalka Jarmalka Waxa Ay […]

October 11th, 2017 | Posted in tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi tiiraanyo leh: inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa xaq weyna kala xanuun badan tahay waxa aan dareemeynaa xanuun aad u daran oo ku saabsan geeridii naxdinta laheyd ee aan ku weynay Axmed Jaamac oo ahaa wiil dhalinayo ah oo ay dhashay gudoomiyaha Ururka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe iyo walaasheen Canab Xaashi Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka […]

September 28th, 2017 | Posted in tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto aabe Cali Geesey Tooxow

Maamulaha guud ee Shabakadda Somaliweyn Media Center Xuseen Cabdi Calasow, Weriye Cali Muuse Cabdi, C/llaahi Hantiwadaag, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Maxamuud Axmed Xasan, Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), Xabiibo Axmed Jimcaale, Muuse Maxamed Cusmaan, Abubakar Muxudiin Islow, Amiin Yuusuf Khasaaro, C/Naasir Iidle iyo dhammaan bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tacsi […]

September 5th, 2017 | Posted in tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi: loo diraayo Aabo Xaaji Toxow Maxamed: Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un anagoo kala ah : 1-Cali Idow 2-ABBA Xuseen maalin 3-Jamal Maxamed Cabdi (joon) 4-Daauud Maxamed Muse 5-Cisman cosoble 6-Xasan Maxamed Xasan (black) 7-Dahir Maxamed Xasan 8-Maxamed sheekhmaxamuud. Dhamaanteen Waxaan tacsi u direeynaa walaalaheen 1-Axmed Toxow 2-Awes toxow 3-yusuf toxow Oo abahood Xaaji Toxow Maxamed maanta ku geeriyoodey magaalada Mogadishu […]

July 11th, 2017 | Posted in tacsi,Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo “ Sheekh Shariif Cabdinuur wuxuu ahaa caalim ku xeel dheer diinta Islaamka, kaalin mug lehna ka qaatay faafinteeda.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Al Callaamah Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan. Marxuumka oo xalay ku geeriyooday magaalada barakeysan Makka Al Mukarrama ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya waxa uu ka mid ahaa culumada ugu miisaanka culus Geeska Afrika, cimrigiisa oo idilna ku bixiyay […]

July 6th, 2017 | Posted in tacsi,Wararka | Read More »

Taaj Expess