Home » latest video You are browsing entries filed in “latest video”

Boqor Raabi oo gacan ku-dhiigle ku tilmaamay Muuse Biixi shacabka Somaliland-na uga digay inay doortaan + Video

Boqor Raabi oo ka mid ah waxgaradka beelaha Somaliland ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday Muuse Biixi oo musharax u ah xisbiga Kulmiye, waxaana boqorka oo khudbad u jeediyay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay salaxley u sheegay inuu yahay nin ku caan baxay hurinta dagaalada sokeeye. Waxa uu ka digay in shacabka Somaliland ay […]

July 16th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Shaqaalaha dekedda Berbera oo dhigay dibadbax ka dhan ah shirkadda DP World

Shaqaalaha Dekedda Berbera ayaa dhigay dibadbax ay uga horjeedaan maamulka shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo ka cabanaya tacadiyo uu kula kacay maamulka shirkadaasi ee Dowladda Somaliland ay ku wareejisay dekedda. Guddoomiyaha Muruqmaalka Dekedda Berbera Ciise Cali oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in muddo laba toddobaad ah ay ka […]

July 14th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Weriye guursaday haweeney ajnabi ah oo Soomaalida u gudbiyay fariin murugo leh + Video

Weriye Wali Hashi oo ka mid ah weriyeyaasha ka howlgala warbaahinta Finland isla markaana magaalada Turku ee dalkaasi ka qabanqaabiyay kulan weyn oo loogu magac daray IS CAFIS ayaa khudbad uu ka jeediyay shirkaasi waxa uu gudbiyay farriin murugo leh oo qiiro gelisay dadkii daawanayay. Kulankaan oo ay ka qeyb galeen dad tiradoodu ka badan […]

July 13th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Jabuuti ma dal baa mise Shirkad? (Wax badan ka ogow)

Maamulaha Shabakadda Dalsoor Jamaal Osman isla markaana ka mid ah weriyeyaasha Telefishanka xaruntiisu tahay magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa soo saaray warbixin muuqaal ah oo uu uga hadlayo taariikhda wadanka Jabuuti. Sidoo kale warbixinta ayuu uga hadlayaa qoyska xukunka Dowladda Jabuuti haya ee uu ugu horeeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xaaskiisa iyo xubno ka […]

July 11th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Daawo: Wararkii ugu Danbeeyey ee Dalka Qatar & Sirta ka danbaysa Cunaqabataynta lasaaray

Wararkii ugu Danbeeyey ee Dalka Qatar & Sirta ka danbaysa Cunaqabataynta lasaaray

July 11th, 2017 | Posted in caalamka,latest video,Wararka | Read More »

Mareykanka oo burburinta Nukliyeerka Waqooyiga Kuuriya u diyaariyay diyaarado iyo hub casri ah + VIDEO

Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa qorshe Milateri oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, iyadoo saacadaha soo socda dalalka Koonfurta Kuuriya, Japan iyo Shiinaha ay ku wajahan yihiin diyaarado casri ah oo xambaarsan Bambooyin kala duwan. Saldhigga Milateri ee Ciidamada Cirka Mareykanka oo ku yaala magaalada Clifornia waxaa ka kictimay shixnado diyaaradaha guuxooda ka dheereeya ee lagu […]

July 10th, 2017 | Posted in caalamka,latest video,Wararka | Read More »

Puntland oo ka digtay dhaqangelinta sharciga Isgaarsiinta Soomaaliya

Wasaaradda warfaafinta iyo isgaarsiinta Puntland ayaa ka digtay in la dhaqangaliyo xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya, kaasi oo bishii hore ay ansixiyeen gollaha wasiiradda ee xukuumadda Ra’isul Wasaare Khayre. Wasiir K/xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsiinta Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Garoowe ayuu ku eedeeyay Wasiirka Isgaarsiinta federaalka inuu baalmaray wixii lagu heshiiyay shirkii […]

July 10th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Wararkii ugu Danbeeyey Sucuudiga oo Fadeexad weyn wajahay iyo Qatar oo Guulgaadhay

Wararkii ugu Danbeeyey Sucuudiga oo Fadeexad weyn wajahay iyo Qatar oo Guulgaadhay

July 8th, 2017 | Posted in caalamka,faallo,latest video,Wararka | Read More »

Gobolka Hiiraan oo laga isticmaalayo lacagta Dollarka iyo dhaqdhaqaaq laga dareemayo ganacsiga + Video

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta goobaha ganacsiga dib loo furay, iyadoo gebi ahaanba la mamnuucay isticmaalka shilinka Soomaaliga lagana door biday in wax lagu iibsado lacagta Dollarka Mareykanka ah. Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa ka warbixiyay dhibaatada ay ku qabaan shilinka Soomaaliga iyagoona […]

July 6th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Daawo: Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qadar iyo Sucuudiga oo Dagaal udiyaar Garoobay

Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Qadar iyo Sucuudiga oo Dagaal udiyaar Garoobay

July 3rd, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Taaj Expess