Home » latest video You are browsing entries filed in “latest video”

Madaxweyne Farmaajo oo Jaamacadda Gaheyr ka sheegay go’aano farxad gelinaya ardayda (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta booqday xarunta jaamacadda Gaheyr oo ay dhowaan ka guureen ciidamada AMISOM, halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad ku saabsan mustaqbalka jaamacadaasi, qorshaha dowladdu ka damacsan tahay, faa’iidooyinka ay u leedahay waxbarashada iyo qodobo kale. “Waan ku faraxsanahay in jaamacadaan ay wax ku bartaan arday 90% […]

July 23rd, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Amiirka Doladda Qadar oo markii ugu horeysay si kulul uga hadlay khilaafka Khaliijka + Video

Amiirka Dowladda Qadar Sheekh tamiim ayaa caawa jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu uga hadlayo xaaladda ka taagan Khilaafka Khaliijka ee ka dhashay go’doomintii ay ku sameeyeey Qadar Sacuudiga iyo xulufadiisa. Amiirka ayaa amaanay shacabka Qadar iyo sida ay uga jawaabeen go’doomintaas. Sidoo kale waxa uu amaanay dowaladda Kuwait iyo dowrkeeda dhexdhexaadinta khilaafkaas, dalalalka caalamka […]

July 22nd, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Toos u daawo sanadguurada 60-aad ee ka socota xarunta Hida-dhowr ee magaalada Hargeysa

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayo sanadguurada 60-aad ee idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa haatan ka socota xarunta Hida-dhowr ee magaalada Hargeysa, waxaana munaasabadaasi ka soo qeyb galay aqoonyahano, madax ka tirsan idaacadda BBC-da iyo marti sharaf kala duwan oo lagu casuumay. Dabaaldegga idaacadda BBC-da ee 60-guurada markii la asaasay ayaa lagu soo bandhigay barnaamijyadeeda, […]

July 18th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Xildhibaano Wasiirka Maaliyadda hor dhigay su’aalo uu jawaab u waayay (Daawo)

Waxaa meel xasaasi ah maraya ansixinta miisaaniyadda Dowladda oo laga cabsi qabo in dib loogu celiyo Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle, waxaana soo baxaya su’aalo uu Wasiirku u la’yahay jawaabo taasi oo ku saabsan arrimaha canshuurta ay dowladdu qaado, dhaqaalaha dowladda uga soo xarooda gobolka Banaadir oo lagu koobay miisaaniyadda iyo arrimo kale. Xildhibaan Daahir Amiin […]

July 16th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Boqor Raabi oo gacan ku-dhiigle ku tilmaamay Muuse Biixi shacabka Somaliland-na uga digay inay doortaan + Video

Boqor Raabi oo ka mid ah waxgaradka beelaha Somaliland ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday Muuse Biixi oo musharax u ah xisbiga Kulmiye, waxaana boqorka oo khudbad u jeediyay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay salaxley u sheegay inuu yahay nin ku caan baxay hurinta dagaalada sokeeye. Waxa uu ka digay in shacabka Somaliland ay […]

July 16th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Shaqaalaha dekedda Berbera oo dhigay dibadbax ka dhan ah shirkadda DP World

Shaqaalaha Dekedda Berbera ayaa dhigay dibadbax ay uga horjeedaan maamulka shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo ka cabanaya tacadiyo uu kula kacay maamulka shirkadaasi ee Dowladda Somaliland ay ku wareejisay dekedda. Guddoomiyaha Muruqmaalka Dekedda Berbera Ciise Cali oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in muddo laba toddobaad ah ay ka […]

July 14th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Weriye guursaday haweeney ajnabi ah oo Soomaalida u gudbiyay fariin murugo leh + Video

Weriye Wali Hashi oo ka mid ah weriyeyaasha ka howlgala warbaahinta Finland isla markaana magaalada Turku ee dalkaasi ka qabanqaabiyay kulan weyn oo loogu magac daray IS CAFIS ayaa khudbad uu ka jeediyay shirkaasi waxa uu gudbiyay farriin murugo leh oo qiiro gelisay dadkii daawanayay. Kulankaan oo ay ka qeyb galeen dad tiradoodu ka badan […]

July 13th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Jabuuti ma dal baa mise Shirkad? (Wax badan ka ogow)

Maamulaha Shabakadda Dalsoor Jamaal Osman isla markaana ka mid ah weriyeyaasha Telefishanka xaruntiisu tahay magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa soo saaray warbixin muuqaal ah oo uu uga hadlayo taariikhda wadanka Jabuuti. Sidoo kale warbixinta ayuu uga hadlayaa qoyska xukunka Dowladda Jabuuti haya ee uu ugu horeeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xaaskiisa iyo xubno ka […]

July 11th, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Daawo: Wararkii ugu Danbeeyey ee Dalka Qatar & Sirta ka danbaysa Cunaqabataynta lasaaray

Wararkii ugu Danbeeyey ee Dalka Qatar & Sirta ka danbaysa Cunaqabataynta lasaaray

July 11th, 2017 | Posted in caalamka,latest video,Wararka | Read More »

Mareykanka oo burburinta Nukliyeerka Waqooyiga Kuuriya u diyaariyay diyaarado iyo hub casri ah + VIDEO

Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa qorshe Milateri oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, iyadoo saacadaha soo socda dalalka Koonfurta Kuuriya, Japan iyo Shiinaha ay ku wajahan yihiin diyaarado casri ah oo xambaarsan Bambooyin kala duwan. Saldhigga Milateri ee Ciidamada Cirka Mareykanka oo ku yaala magaalada Clifornia waxaa ka kictimay shixnado diyaaradaha guuxooda ka dheereeya ee lagu […]

July 10th, 2017 | Posted in caalamka,latest video,Wararka | Read More »

Archives

Taaj Expess