Home » lastest video You are browsing entries filed in “lastest video”

Dagaalyahanada ajaanibta Al-Shabab oo dhoolatus sameynaya

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay markii ugu horeysay dhoolatus ay sameynayaan dagaalyahanada ajaanibta ah ee ka barbar dagaalanta degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose isla markaana ka soo jeeda dalalka Kenya, Itoobiya, Uganda iyo Tanzania. Afhayeenka xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ka dhex muuqda ciidamada dhoolatuska sameynaya, kuwaasi oo ku qeylinayay ereyo ay ku […]

May 22nd, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Maxay tahay sababta keentay in shirkadda Rako construction xuquuqdeeda ku maqan Dowladda weyso?!! (La soco arrimo muhiim u ah shacabka & Dowladda)

Warsaxaafadeed 1-AAD = 24/12/2013 Warsaxaafadeed 2-AAD = 19/3/2015 Warsaxaafadeed 3-AAD = Markii ay Dowladda oo 100 maalmood jirsatay! MADAXWEYNA FARMAAJO IYO GUDD. THAABIT MAXAY KA YIRAAHDEEN CADDAALAD-DARRADA KA JIRTA DALKA!? Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo wuxuu sheegay inuu la socdo inay jirto caddaalad-darro laga qabo dhanka Garsoorka, isagoo ballan qaaday in dowladdiisu ay wax badan ka […]

May 21st, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Maxamed Maclow “Abwaan Dheeg aflagaadadii Uu u geystay fanaaniin Soomaaliyeed haka raali ahaadaan…”

Maxamed Maclow oo ah fanaan caan ka ah ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa aad iyo aad uga xumaadaaday aflagaadadiii uu Abwaan Dheeg u geestay fanaaniin Soomaaliyeed, asagoo ku jeesjeesaya wuxuu yiri “Xamar waxaan ugu tagnay kuwo afsoomaaliga aan fahansaneen oo magacyadooda aan soomaali aheen, Maclow, Busuri, Mabruuki, xasaani…..” Aflagaadadaas uu Dheeg u gaastay fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa waxaa jawaab […]

May 16th, 2017 | Posted in Dhageysi,lastest video,Wararka | Read More »

Silaanyo oo fariin u diray shacabka Somaliland “Lama Xusi Karayo Xuska 18 May!”

Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa fariin cusub u diray guud ahaan shacabka Somaliland, isagoona ku dhawaaqay inuu dib u dhigay dabaaldegyada munaasabadaha 18-ka May iyo 26-ka Juun oo ku beegan asaaska Jamhuuriyadda Somaliland iyo markii ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale. “Lama xusi karayo 18ka May, waxaana ku bedelay u gurmashada dadka ay abaaraha saameeyeen” […]

May 15th, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay Shirka Doha Forum + Video

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyay shirka Doha Forum ee looga hadlayo arrimaha siyaasada, dhaqaalaha, xaaladaha gobolka iyo arrimo kale. Khudbada Ra’iisul Wasaaraha oo aheyd luqada English-ka ayaa luqada Carabiga loogu turjumayay Madaxda kale ee shirka ka soo qeyb galayay. Waxaa uu diirada ku saaray khudbadiisa xaaladaha amni ee ka jira […]

May 14th, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Warbixin:- Soomaaliya dal dhiigiisa ku badashay shidaal….!!!

Inkastoo aan wax badan ka ogaa xogtaan hadana waxaad moodaa iney iga dabool nayeen arima kaloo badan oo uu Wariyahaani ifiyay. Dhab ahaan Marka aad Warbixintaan Daawato waxaa kuu soo baxaya Xaqiiqooyin badan oo aan indhaha ka qabsaneynay. iyo in Soomaalidu riyo iyo dhalan teed cidla’ ah ku nooshahay. Waxaa kaloo kuu soo baxaya in […]

May 13th, 2017 | Posted in Faallo,lastest video,Wararka | Read More »

VIDEO: Hooyo da’ ah oo ka yaabsatay Ra’iisal Wasaare Kheyre

Hooyo da’ ah oo ka mid ah shaqaalaha Dowladda ayaa ka yaabsatay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo booqanayay xafiisyada mid ka mid ah Wasaaradaha Dowladda, iyadoona u diiday inuu ka jawaabo cabashadeeda. Ra’iisal Wasaaraha ayaa markii uu soo galay xafiiska ay ku sugneyd hooyada da’da ah waxay uga warbixineysay xaaladda xafiiska iyo dhibaatooyinka heysta, […]

May 12th, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Ciidamada ilaalada Xamar oo heegan la geliyay (Daawo)

Ciidamada ilaalada degaanka Xamar ee Dowladda Hoose ayaa maanta heegan sare la geliyay, waxaana taliskooda ku booqday Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo u jeediyay khudbad uu runta ugu sheegay ciidamadaasi. Guddoomiye Taabid ayaa u sheegay ciidamada ilaalada degaanka Xamar inay howshoodu tahay mid gaabis ah loona baahan yahay inay dardar geliyaan isagoona […]

May 12th, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Amarkii MD Farmaajo oo Degmada Afgooye ka hirgalay

Wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo degmada Afgooye ayaa maanta laga dareemay isbedel xoogan oo dhinaca nabadgelyada ah kaddib booqashadii shalay uu ku tegay degmadaasi Afgooye, waxaana hirgalay ballanqaad uu Madaxweyne Farmaajo u fidiyay waxgaradka iyo odayaasha uu kulanka la qaatay. Howlgal isku xiran oo maanta ciidamada Milateriga ka sameeyeen gudaha degmada Afgooye iyo wadada Muqdisho […]

May 10th, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

Dowladda Soomaaliya oo heshiis muhiim ah la saxiixatay Midowga Yurub + Video

Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay kulan dhex maray madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, kaasi oo looga hadlay arrimo ku saabsan mashaariicda EU-da iyo sida loo maareynayo. Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyo mashaariicda kala duwan ee uu bixiyo Midowga Yurub, waxaana arrintaasi ka hadlay Wasiirka Qorsheynta […]

May 9th, 2017 | Posted in lastest video,Wararka | Read More »

taaj