Home » Jaaliyadaha
You are browsing entries filed in “Jaaliyadaha”
Safar nasasho oo ay isla soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Afrik horn iyo Macalimiinta Afka Hooyo ayaa 1dii bishaan waxa loogu kaxeeyay Tuulada Dalxiiska ee LISEEBERG Arday iyo Waalidin. Sanad waliba waxaa ardada loo qeybiyaa warqado lagu weydiinayo meesha ay jecel yihiin in la geeyo,sanad dugsiyeydkan 2012-2013 waxey doorten Liseberg oo ka tirsan Goteborg ayadoo afar [...]
June 3rd, 2013 | Posted in Jaaliyadaha,Sawirro | Read More »
OGAYSIIS : SHOWGA CUMAR SHOOLI & CAPE TOWN. *Xasuusta Hobaladii Waaberi & Habeenkii Cape Town* Bal dib u Milicsada Dadweynoow, Wacdarihii Faneed Ee Golaha Murtida & Madadaalada ee National Theatre & Heesihii Beri-samaadkii – Yaa Salaaaaaam ! Fanaaniin iskuma Jiraane, Maddaalihii Hobalada Waaberi, Haddii aad Maqashay Mise Maankaagu Ka Guuxay in badan, Cumar Cabdulle Shooli, [...]
June 2nd, 2013 | Posted in Jaaliyadaha,Ogeysiis,Wararka | Read More »
Shirkii Xisbiga Socialka ee ka socday magaalada Cotemberg ee Sweden ayaa maanta lasoo gabagabeeyay kadib muddo 4 maalmood aheyd oo si xariir ah oo kala kicid laheyn uu uga socday xarunta weeyn ee shirarka ee Olapalma Center, kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wufuud badan oo heerar kala duwan oo gaarayay 3000 ayaa waxaa looga [...]
April 8th, 2013 | Posted in Arrimaha Bulshada,Caalamka,Jaaliyadaha,Sawirro,Wararka | Read More »
OGAYSIIS OGASIIS OGASIIS Waxa la ogasiinayaa dhamman jaaliyadda reer Khaatumo eek u nool waddanka Holland in uu jiro Shir telefoon . shirku waxa uu ku saabsan yahay warbixin iyo wada tashi. Shirka waxa ka soo qayb geli doona qaar ka mid ah madaxda khaatumo ee waddankii ku sugan, xubno G11 ka mid ah [...]
March 15th, 2013 | Posted in Jaaliyadaha,Ogeysiis | Read More »
Maanta waxaa lagu qabtay dugsiga xafadaa Vivalla ee Magaaladan Orebro aqoon is weydaarsi ku saabsanaa sidii loo abuuri lahaa hanaan wanaagsan oo ay ku wada shaqeeyan dugsiyada, hey’adaha waxbarashada, macalimiinta iyo jaaaliyadda Afrikhorn. Hadafka aqoon is weydaarsiga wuxuu ahaa sidii loo hagaajin lahaa horumarna loogu sameyn lahaa waxbarashada iyo qaabilada caruurta mar dhaw wadanka soo [...]
March 7th, 2013 | Posted in Jaaliyadaha,Wararka | Read More »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Kuwait ayaa cabasho ka soo yeeray waxayna sheegeen inay soo wajaheen dhibatooyin uu ku hayo ambassador Cabdulqaadir Amiin Maalin safiirka Soomaaliya u fadhiya wadankaasi, iyagoona sheegay inuu ku hayo tacadiyo kala duwan, isla markaana danjiraha uu shaqadii loo dhiibay sidi la rabay uusan u gudan. Hooyo magaceeda ku soo gaabisay Sahra [...]
March 7th, 2013 | Posted in Faallo,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »
Waxgaradka, aqoonyahano, ganacsato iyo dhalinyaro kasoo jeeda 8 jilib ee beesha Wacbuudhan Abgaal ee ku nool dalka Netherlands iyo Belgium-ka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Bergen op Zoom ee dalka Netherlands waxay ugu hadleen aayaha iyo mustaqbalka gobolada ay beesha degto. Kulankan oo ahaa mid hordhac ah ayaa waxaa si weyn looga hadlay sida [...]
March 4th, 2013 | Posted in Jaaliyadaha,Wararka | Read More »
Fikradaha Akhristayaasha