Home » Haweenka You are browsing entries filed in “Haweenka”

Faadumo Saciid: “Somalilaneey xageed galeysaan marka la idinka soo weeraro Yeman iyo Iiraan?”

Munaasabad ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa looga hadlay arrimo ku saabsan masiirka Somaliland, waxaana kulankaasi oo ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan Dowladda, siyaasiyiin, aqoonyahano, dhallinyaro, haween iyo marti sharaf kale. Haweeney ka mid ah xubnaha sida weyn ugu dhuun daloosha arrimaha siyaasadda Somaliland ayaa digniin weyn ka bixisay inay saameyn ku yeelato […]

June 8th, 2017 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Haweeney xildhibaan ka ah Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigeeda

Haweeney ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka badbaaday qarax galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday Gaari ay la socotay oo marayay agagaarka xaruntii C/qaasim ee Degmada Hodon, magaalada Muqdisho, waxayna ahayd miino lagu aasay dhulka. qaraxa ka badbaaday ayaa lagu magacaabaa SamiiraXasan Cabdulle ayaa […]

June 7th, 2017 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Gabar Taliye Ka noqotay Xaafada somalida ee Islii Nairobi iyo Toogashooyin ay fulisay

Jawaahir Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee taliye ka noqota xaafada Soomaalidu degan tahay Islii ee magaaladda Nairobi. Gabadhan oo ah sargaalad utalisa saldhig ciidan ayaa ka sheekeysay qaabka ay usuura gashay iney askariyad heerkan gaartay ka noqoto magaaladda Nairobi iyo caqabadaha ay la kulantay. Jawaahir ayaa soo bandhigtay waxyaabo aad uga yaabiyay intii […]

June 7th, 2017 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Haweeney Wasiir ka ah Dowladda Soomaaliya oo ka mid noqotay Madaxweyne K/Xigeenada WHO

Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland waxaa lagu soo gabagabeeyay shirweyne ay isugu yimaadeen golaha guud ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha caafimaadka marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano WHO. Shirka ayaa looga hadlay arrimaha caafimaadka dadyowga ku nool dalalka ay colaadaha ka jiraan, waxaana ka soo qeyb galay wufuud ka kala socota dalalka […]

May 24th, 2017 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Wasiirka Dhallinyarada: “Waxaan soo bandhigayaa qorshe cad oo dhallinyarada ka tarjumaya”

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadashay Xuska Munaasabadda 15ka May ayaa sheegtay in bisha June ee soo socota ay Wasaaraddu keeni doonto Qorshe cad oo siyaasadeed oo dhallinyarada Soomaaliyeed ka turjmaya iyo dadka Soomaaliyeed ee baahiyaha gaarka ah qaba sida kuwa Naafada ah, taasi oo ah mid ka maqan […]

May 16th, 2017 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

‘Inaan naasaha ka gubtay igama reebin inaan nuujiyo ilmahayga’

Haweenay gubatay oo naaska nuujisa ilmaheeda iyadoo xannuun badan dareenta ayaa sheegtay in ay uga goleedahay in ay niyadda u dhisto hooyooyinka dhallinyarada ah ee gubtay. Schamica Stevenson oo 34 jir ah ayaa aad gubatay markii ay jirtay labo sano ka dib markii uu dab qabsaday gurigooda oo ku yaalay gobolka Michigan ee dalka Maraykanka. […]

May 12th, 2017 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Idil Cabdullaahi Farmaajo oo ka Jawaabtey hadalo ay ka faafiyeen Dahir Calasow Iyo Dabcasar

Idil Cabdulaahi Farmaajo oo la dhalatay Madaxweynaha dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo xiirir la soo sameysay Warbaahinta Xoghoose.com ayaa shaaca ka qaaday inaysan iyadu wax xiriir ama telefoon ah aysan la yeelan Daahir Abdulle Alasow Iyo Abdiraxmaan Dabcasar. Idil Cabdullaahi Farmaajo oo degan Wadanka Canadda waxay Warbaahinta u sheegtay inaysan Mucaarad ku ahayn dawladda […]

April 14th, 2017 | Posted in Haweenka | Read More »

Barnaamijka Amuuraha Haweenka: Drs Faadumo ” Soomaalida Iswidhen degen ayaan barnaa xuquuqda waalidiinta ay leeyihiin …” *Dhageyso*

Barnaamijka Amuuraha Haweynka oo noo daadihiso Ikraam Cali Kaar oo ka soo baxo idaacada Somaliweyn Gothenburg Sweden ayaan waxaan ku wareysanay Dr Faadumo Axmed Cismaan oo diyaarineysa PHD ee cilmiga caamifaadka ee Jaamaca Dalarna ee gobolada dhexe Sweden. Drs Faadumo iyadoo khadka taleefanka noogu warameysay ayaa waxaa ay degaankaasi ka bilowday in ay wacyi galiso […]

April 13th, 2017 | Posted in Dhageysi,Haweenka,Wararka | Read More »

Wasiirka gargaarka maryan qaasim oo ka cabaneysa fal ay kula kaceen ciidamada Amisom

Wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka drs maryan qaasim ayaa barteeda twitterka waxa ay ku daabacday in ciidamada amisom ee ku sugan garoonka diyaaraddaha aadan cadde ay is hortaag ku sameeyeen xili ay dooneysay in garoonka ay gudaha u gasho. Maryan qaasi waxa ay sheegtay in ay ku socotay halka loo yaqaan madiina Gate taasina ay […]

April 12th, 2017 | Posted in Haweenka | Read More »

Haweenay Maxkamad loo soo taagay in ay nin kufsatay

Haweenay ku sugan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo oogay in ay kufsatay taksiile ka hor inta aysan lacag ka dhicin iyada iyo nin kale oo weheliyay, sida ay booliisku sheegeen. Brittany Carter oo 23 jir ah ayaa lagu eedeeyay in ay galmo la samaysay darawal 29 jir ah arrintaasina ay dhacday iyadoo […]

April 12th, 2017 | Posted in Haweenka | Read More »

Archives

taaj