Home » fanka You are browsing entries filed in “fanka”

Maansada: Dood shacab

Maansadani waa dood dhex mareysa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo ) iyo dadweynaha qaybaha saluuggu ku jiro, ee qaba, in wax gedman yihiin, haddaba anigoo muujinaya labada dhinac ee ay la kala taagan yihiin, ayaan ku cabbirey maansadan. Haddii madaxdu oggolaato, in la dhaliilo oo ay dhegaystaan dhaliisha waxna ka qabtaan waa tallaabada lagu heli karo, […]

July 31st, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Majaajiliiste Oday Cabdulle oo farriin muhiim ah u diray fannaaniinta cusub

Majaajiliistaha caanka ah Oday Cabdulle ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay qaladaadka fannaaniinta cusub oo uu sheegay inay jiraan qaladaad horseedi kara in fanka Soomaaliyeed uu faraha ka baxo. Waxa uu sheegay heesaha cusub ee ay ku luqeynayaan fannaaniinta cusub qaarkood ay yihiin kuwo ka tegay anshaxa iyo asluubta, waayo buu yiri “Markii […]

July 31st, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Xiddigaha geeska oo soo saaray hees ka duwan kuwii hore “Afkeygow qolo ma tihid”

Kooxda Fanka Xiddigaha geeska ayaa markii ugu horeysay soo saaray hees cusub oo ka duwan kuwii hore, waxaana heestaan alifay abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax si wadajir ah u qaadaya ilaa afar fannaan oo kooxdaasi ka tirsan. Heestaan cusub oo lagu magacaabo “AFKEYGOW QOLO MA TIHID” ayaa ah mid wadani ah oo lagu weyneynayo luqadda afka […]

July 15th, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*