Home » fanka You are browsing entries filed in “fanka”

Awbaan sheegay in laga xaday Miraha heesta Barbar

Abwaan Yuusuf Muuse Cabdi (Maasho), oo u dhashay Dalka Jabuuti ayaa sheegay in Heesta Barbar ee uu qaado Fanaanka iyo maadeeyaha lagu magacaabo Oomar Ereyadeeda laga xaday isaga. Yuusuf Maasho waxaaa uu sheegay in heesta Barbar uu 2004tii isaga sameeyay islamarkaana dugsiga tababarka Macallimiinta Jabuuti lagu soo bandhigay xilligaas.Waxaa uu sheegay in heesta la qalay,ereyada […]

April 5th, 2018 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Fanaannada Sahra Axmed Jaamac oo Geeriyootay

Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland waxaa Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa ku geeriyootay Fanaannada Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac. Sahro ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jirtay Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa, waxaana ugu dambeyntii ay geeriyootay Saakay. Sahro Axmed, waxa ay fanku ku biirtay 1969-kii, waxaana la sheegaa in ay ka mid aheyd […]

April 4th, 2018 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Abwaan ka tirsanaa Hobolada Waaberi oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Alla ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday abwaankii caanka ahaa ee Majaajlista ku caan baxay marxuum Ismaaciil Cabdi Guure Basbaas oo ka mid ahaa tiirarkii waaweyna ee Hobolada Waaberi. Abwaan Basbaas ayaa iskugu jirey noocyada kala duwan ee Fanka, waxaanu ahaa hal abuur heeso badan sameeyey, majaajilista iyo mararka qaarkood oo uu […]

March 5th, 2018 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Xaaladda Caafimaad ee Fanaan Cali dhaanto oo laga deyrinayo.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in xanuun deg deg ah soo wajahaday fanaanka Caanka ah ee Cali Bashiir “Cali Dhaanto ” oo booqasho ku jooga magaalada Kismaayo ee gobalka Jubad Hoose. Fanaanka oo aad u liita ayaa hada lagu haayaa garoonka magaalada Kismaayo waxaana loo soo wadaa […]

February 5th, 2018 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Sharaxaad la xiriirta Xariga Fanaan Qoomaal iyo Waxyaabaha loo haysto oo Faah faaahsan+Sawiro.

Wargeyska Daily Mail ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa qoray in maxkamad Ingiriiska ku taala ay 15 bilood oo xabsi ah ku xukuntay fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed la yiraahdo Max’ed Axmed Qoomaal kadib markii lagu eedeeyay in guri uu London ku lahaa uu kiraystay Soomaaliyana iska soo aaday. Wargeyska wuxuu sheegay  in fanaanka Max’ed […]

December 17th, 2017 | Posted in fanka,sawirro,Wararka | Read More »

Fanaanadda Gaduudo Carwo oo ku geeriyootay Hargeysa

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyootay fannaanadda Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” oo ah fannaanadii ugu horeysay ee ku heesta af Soomaali sanadkii 1950-kii laga maqlo idaacadda. Gaduudo Carwo ayaa la filayaa in maalinta berri ah la aaso, iyadoo eheladeeda, bahda fanka Soomaaliyeed iyo dhammaanba qoyskeeda ay si weyn u qabanqaabinayaan munaasabad loogu […]

December 7th, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Siyaasadu Been Miyaa? Gabay cajiib ah !!

Waxaa halkaan Gabay Cajiib ah oo ka hadlay Siyaasadda Soomaalida, kaas oo Halku dhigiisu yahay Siyaasadu Been Miyaa?. Gabaygaan oo haddii aad dhagaysato si wayn ula dhacayso ayaa waxaa tiriyay Abwaan Cadulaahi Xasan Ganay, hadaba gabaygaan ka dhagayso adigoo degan hoos:

October 19th, 2017 | Posted in dhageysi,fanka,Wararka | Read More »

Cape Guardafui muxuu yahay?

Waxaa jira meela badan oo dhulka guudkiisa ah oo loo aqoonsaday Dhaxalka Baniaadamka, taariikh heer caalami ah (World Heritage),Haya’dda UNISCO ayaana u xilsaaran ka warqabka iyo xafidaada goobahaa,oo kala ah kuwa dabeeciya iyo kuwa biniaadamku dhisay. Wadama reer galbeed ah ayaa soo jeediyeen in Gardafuuy lagu daro, “historical monument” laakin annaga oo xubin ka ah […]

October 10th, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Cawaale Aadan: “Waxay ii noqoneysaa heestii iigu horeysay ee aan ku duubo kuna soo saaro Xamar…”

Fannaanka caanka ah ee Cawaale Aadan ayaa sharaxaad ka bixiyay hees cusub oo uu ku qaadayo magaalada Muqdisho markii ugu horeysay, isagoona sheegay in heestaan cusub ay ka hadleyso guud ahaan bulshada ku dhaqan dalalka geeska Afrika. Waxa uu sheegay Fannaanka Cawaale Aadan in heesta cusub ay kula jiraan dhallinyaro reer Xamar ah isla markaana […]

August 6th, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Tifaftiraha BBC-da Mary Harper oo warbixin cajiib ah ka diyaarisay abwaan Hadraawi

Tifaftiraha BBC-da qeybteeda Afrika Mary Harper ayaa booqatay hoyga abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, iyadoo ka diyaarisay warbixin cajiib ah oo ku saabsan taariikhda bawaanka, maansooyinkii kala duwanaa ee uu tiriyay iyo macluumaad la xariira noloshiisa. Abwaan Hadraawi oo ah gabyaa caan ka ah guud ahaan dalka Soomaaliya wuxuu tiriyay gabayo galay taariikhda dalka Soomaaliya, […]

August 3rd, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*