“Author Archive”
Stories written by xuurshe

Jaamacadda Benaadir oo abaal-marino qaali ah guddoonsiisay arday ku guuleysatay tartan Aqooneed

Maamulka Jaamacada Banaadir ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyey arday kaalimaha hore ka gashay Tartan aqooneed bisha Ramadaan loo qabtay qaar ka mid Dugsiyada sare ee gobolka Banaadir kaasoo ka socday Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho. Tartankan oo socday muddo ku siman 16 maalmood ayaa waxaa ka qeyb qaatay arday sanadkan dhameysatay waxbarashada dugsiga sare oo […]

June 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Uganda u tagay ka qeybgalo shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka.

Maxamed C/Laahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray dalka Uganda, wuxuuna halkaasi uga qeybgali doono shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka. Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa inta uu booqashada ku guda jira waxay la kulmi doonaan madaxda Uganda iyo wufuuda kale ee shirka ka qeybgalaysa. Dhanka kale Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa […]

June 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Qisadii Raahibkii khamriga cabay iyo danbiyadii uu ku dhacday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (20)

Assalaamu Calaykum Khamriga  xikmado badan ayaa loo xaarantimeeyay. Qofku haduu khamri qabo caqligaa doorsooma kadibna ficil kasta oo xun in uu u sameeyo ayay u badan tahay. Qisdan oo ah sii 20-aad ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nin raahib (xerow) ahaa oo umadahii inaga horeeyay ka […]

June 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

RW Khayre oo kula la dar-daarmay Maamulka Gobolka Benadir adkeynta Amniga Caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galey kulan Todobaad la ah oo ay iskugu yimaadaan gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo looga hadlayey xaalada magaalada Muqdisho. Waxaana kulankan shir gudoominayey gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo lagu marti qaadey kulanka ayaa madaxda gobolka Banaadir ka […]

June 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda oo kormeer ku tegay Bangiga Dhexe

Maxamuud Xayir Ibraahim,Wasiiru Dowlaha Maaliyadda, Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar Osmaan Yarisow, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yusuf Muumin Siraaji ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Bankiga Dhexe si ay uga qayb qaataan dadajinta mushaarka shaqaalaha ee bisha May, oo Ra’iisul Wasaare kheyr amray in la bixiyo inta aan la gaarin Ciida. Wasiirada ayaa kulan […]

June 21st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Magaca Ninkii Fuliyay weerarkii Qraxa ahaa ee Degmada Wadajir iyo Beesha uu ka soo jeedo.

 Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday magaca iyo Beesha uu ka dhashay shaqsigii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday Xarunta Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. War Cod ah oo laga sii daayay Idaacadda ku hadasho afka Al-­Shabaab ee Andalus ayaa sheegtay in weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Degmada Wadajir uu ahaa mid Barakaysan […]

June 21st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Shirka qorshe howleedka wasaaradda waxbarashada oo Muqdisho ka furmey

Shirka qorshe howleedka wasaaradda waxbarashada ayaa  socon doona muddo laba maalmood ah, waxaana furay wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka, waxaana looga hadlayaa dib u habaynta qorshe hawleedka wasaaradda, kaas oo taabanaya dardargalinta samaynta manhajka waxbarasho ee dalka, muhiimad kala siinta hawlaha horyaala wasaaradda iyo tayaynta shaqaalaha wasaaradda. Shirka oo lagu qabtay […]

June 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia: Trapping the tsetse fly to save livestock and income

A deadly epidemic disease that slows livestock weight gain, reduces milk and meat production, and causes infertility and abortion has infested South central Somalia. The tsetse fly lives along the rivers Shabelle and Juba where it thrives in the region’s trees, bushes and high humidity. The fly is a carrier of trypanosomiasis disease, which has […]

June 20th, 2017 | Posted in English News | Read More »

Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (19)

Assalaamu Calaykum Qofka aakhiro jano ma geeyo. Diinta Islaamka dadku waa ay siman yihiin. Ka bani-aadmiga ugu sharfta badani waa ka ugu dhawrsan. Waaqa umada iyo teenuba ma aha sidaas. Misaan kaa ka duwan ayaynu wax ku miisaanaa. Qisadni waa qiso uu nabigu inoogu sheegayo in aanay wax fiican ahayn ku faanida awoowyaal aanad garanayn […]

June 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Mas’uuliyiinta Degmada Wadajir oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Degmadaasi.

Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xarunta Degmada Wadajir ay ku dhinteen dad badan halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen. Wararku waxay sheegayaan in tirada dhimashada gaarayso ku dhaawad 15 ruux halka dhaawacana uu gaarayo in ka badan 20-ruux. Qaraxaas ayaa waxaa ku dhaawacmay Gudoomiyaha Degmada, Xoghayaha […]

June 20th, 2017 | Posted in Sawirro,Wararka | Read More »

Archives

taaj