“Author Archive”
Stories written by wararka

Qallaafow: Canshuuraha La Qaado Adeegyada Aas-aasiga Ah Waxaa Ku Qabannaa

Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in canshuuraha ay ka qaadaan magaaladaasi ay dib ugu celiyaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Qallaafow ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu sheegay in shacabka ay hadda la socdaan waxyaabaha uu maamulka u qabto. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay qabteen welina ay […]

August 18th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Antonio Guterres oo soo jeediyay in QM ay askar geyso dhulka la heysto ee Falastiin

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in ay ahayd in dadka Falastiiniyiinta si wanaagsan loo ilaaliyo oo loo difaaco iyada oo loo sii marayo waxa uu ku tilmaamay joogitaan xooggan oo ay Qaramada Midoobay ka muuqto dhulka ay Israa’iil haysato. Mr Guterres ayaa soo jeediyay dhowr hindise warbixin ay soo jeediyeen golaha […]

August 18th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

RW Kheyre” Waxaa Muuqata Horumar weyn”

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlaayay xeritaanka barnaamijka bandhiga carwada buugaagta ee Muqdisho ayaa sheegay in amniga ka jira caasimada ay sahashay in dad ajaaniib ah ay ku soo dhiiradaan in ay yimaadaan Muqdisho. Waxa uu tilmaamay Ra’isal Wasaaraha in isbadal weyn oo dhanka amniga ah uu ka jiro Muqdisho sidaasi […]

August 18th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Carwada Bandhigga Buugaagta Muqdisho.

Muqdisho–Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaag ay leeyihiin qorayaal Soomaaliyeed oo dhallinyaro u badan kuwaas oo fikir, maskax, hanti iyo waqti geliyay sidii ay u qori lahaayeen buugaag waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khare ayaa ugu […]

August 17th, 2018 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Heritage oo Daraasad cusub ka soo saartay Gebi-dhaclaynta siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Mac-hadka cilmi-baarista siyaasadda ee Heritage ee ku yaala Muqdisho ayaa daraasad cusub kasoo saaray wax uu ku tilmaamay ‘gebi-dhaclaynta’ siyaasadda arrimaha dibedda ee dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna mac-hadka soo jeediyay tallooyin ‘wax-ku-ool ah’. Daraasadda waxaa lagu bilaabay gefafkii waaweynaa ee xagga dublamaasiyadda ee taariikhda ka dhacay Soomaaliya, waxaana tusaale loosoo qaatay in markii uu dhacay […]

August 17th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

XIL KA NOQOSHO.( wareegto No.4446)

Kadib markii aan xilal u magacaabay qoyskii degenaa Guriga xaaska weyn Xaliimo. waxaa ii yimid wiilkii curadka ahaa minyarada Faay dhuubo oo oynaya waxa uuna igu yiri: Hooyo ayaa igaraacday markii liiska xilalka laga waayay magaceyga . waxaan ku iri: hooyadaa maseyr iyo Mucaaradnimo waan ku ogaa ee maxeey saan kuugu garaacday. ( Fiiri sawirka […]

August 17th, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Rasaas ku furay Gaari dad Rakaab ah siday oo socday Mandhera Kenya.

Wararka ka imaanaya Mandheera ayaa sheegaya in ku dhowaad 8 Qof oo Rayid ah ay ku dhaawacmeen Rasaas ay dableey loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ku fureen Gaari rakaab ahaa oo marayay inta u dhexeysa Mandheera Kenya iyo Ceel waaq Soomaaliya. Gaarigan la rasaaseeyay ayaa noociisu ahaa Toyota Land Cruiser, waxaana loo galay […]

August 17th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaan moshin Bartay lama celin karo,haddaan $5000 oo xaqal ciid ah aan la siineyn..Nasashada Jimcaha.Q-109aad.=

1-Nin taajira oo 75 jir ahaa ayaa neeftu ku xirantay, Isbitaalka ayaa la geeyay, 10 saac ayaa Oxygen ku xirnaa si uu ugu neefsado. Markii uu soo fiicnaaday ayaa dhakhtarkii u keenay Biilkii oo ahaa $600, ninkii taajirka ahaa wuu ooyay, dhakhtarkii ayaa ku yiri: haddii Lacagtu kugu badan yahay qayb qayb ayaad isaga bixin kartaa. […]

August 17th, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Al-Shabaab Militants Blamed For Wave Of Killings In Somalia.

Insecurity has once again gripped Somalia after recent attacks perpetrated by Islamist militant group al-Shabaab. According to the United Nations Human Rights Council, 44 individuals who took part in the country’s last general elections were killed for their role in the formation of the current Somali government Those targeted include clan elders and electoral delegates […]

August 17th, 2018 | Posted in english | Read More »

QM oo Al-Shabab ku eedeysay dilka 44-qof oo ka qeyb qaatay Doorashoyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya.

Amni-darro ayaa mar kale ku dhacday Soomaaliya kadib weerarradii dhawaan dhacay oo ay fuliyeen kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab. Sida laga soo xigtay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, 44 qof oo ka qeyb qaatay doorashooyinkii guud ee ugu dambeeyay ee dalka ayaa lagu dilay doorka ay ku leeyihiin dhismaha xukuumadda hadda jirta Kuwa lagu […]

August 17th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*