“Author Archive”
Stories written by wararka

Pilgrims stand at Mount Arafat on peak day of Haj.

More than two million pilgrims gathered at Mount Arafat on Monday for a vigil to atone for their sins and ask Allah’s forgiveness as the annual Haj pilgrimage in Saudi Arabia reached its climax. Pilgrims clad in white robes signifying a state of purity spent the night in an encampment around the hill where Allah […]

August 20th, 2018 | Posted in english | Read More »

In ka badan Labo Milyan oo Qof, oo maanta taagan Baanka Buurta Carafo.

Maanta oo ah 9-ka bisha Carafo (Dulxaj) waxaa iyagoo khushuucsan ku qulqulayaan Banka Carafo Xujeyda Baytka Allah si ay u gutaan rukni ka mid ah rukniga Axkaamta Islaamka,waxaana sanadkaan xajinaya in ka badan labo Milyan oo Muslimiin ah oo ka kala yimid gudaha dalka Sacuudiga iyo dibadiisa. Sida uu xadiiskiisa shariifka uu ka sheegay Rasuulkeyna […]

August 20th, 2018 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Maamulka G/Banaadir oo qalabka naafada u qeybiyey qaar ka mid ah dadka naafada ah+Sawiro

Muqdisho– Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u qeybiyey gawaarida dadka naafada ah, qaar ka mid ah naafada ku nool Gobolka. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in tallaabadani ay qeyb ka tahay qorsheyaasha maalmaha Ciidul Adxaaga ee Maamulka Gobolka Banaadir uu kaga qeyb qaadanayo farxad gelinta dadka danyarta ah. […]

August 20th, 2018 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

RW Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-Adxa

Muqdisho-Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciid Al-adxa, una rajeeyay in ay sannadkaan sannadkiisa ku gaaraan nabad iyo barwaaqo. “Waxa aan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciid Al-adxa. Waxa aan leeyahay sannadkaan sannadkiisa ku ciida Bashbash, barwaaqo, […]

August 20th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

As Somalia Marks World Humanitarian Day, UN Calls For More Protection Of Aid Workers.

As the international community marked the World Humanitarian Day today, a senior United Nations official warned of the grave threats faced by aid workers in Somalia, where they continue to be targets of armed groups which often abduct and detain them and steal desperately needed relief supplies. “As humanitarians deliver aid and medical workers treat […]

August 20th, 2018 | Posted in english | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo.

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta daafaha adduunka ku nool ee u dabbaaldegaya munaasabadda Ciidda caafimaad, horumar, nabad iyo barwaaqo. “Maalmahan barakaysani waa ayaamo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna, waa maalmo […]

August 20th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ashraf Ghani oo xabbad joojin ku dhawaaqay

Madaxwaynaha dalka, Ashraf Ghani ayaa ku ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin ay shuruud ku xiran tahay oo lala galo kooxda Taliban. Xabad joojintani ayaa madaxwaynaha sheegay in ay billaabanayso Isniinta ka hor dabaaldaga ciidda ee maalinta Talaadada. Mr Ghani ayaa sheegay in xabbad joojinta ay socon doonto muddo saddex billood ah waa haddii kooxda Taliban […]

August 20th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Haweenay 92 jir ah oo sheegtay inay u socoto inay soo aragto wiilkeeda markii u horraysay…

Koox dad ah oo u dhashay Kuuriyada Koonfureed oo da’doodu tahay 89 sano ayaa u socdaalaya Kuuriyada Waqooyi si ay u soo arkaan qaraabadooda oo aysan arag tan iyo markii uu billawday dagaalkii Kuuriya ee socday 1950-1953. Dagaalkaas ayaa horseeday in gacanku uu qaybasamo, dadkii Waqooyiga ku sugnaana uma aysan suuragalin in ay dhanka Koonfureed […]

August 20th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo bilawday qorshe ay dhalinyarada kaga wacyi gelineyso ku biirista Al Shabaab

Laamaha ammaanka dalka Kenya oo kaashanaya Hay’adaha ammaanka ka shaqeeya ayaa bilaabay qorshe cusub oo dhalinyarada xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ku nool ay kaga wacyi gelinayaan ku biirida Ururka Al Shabaab. Hay’adaha ammaanka ayaa si gaar ah u beegsanaya dhalinyarada si ay uga dhaadhiciyaan sidii aysan ugu biiri laheyn Al Shabaab oo ay sheegeen inay […]

August 20th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ankara kula kulmay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka kadib Xasan Sheekh ayaa bartiisa Facebooka ku soo qoray in xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka ay ka wada hadleen isaga iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaaho). “Maanta waxaan magaalada Anakara kula […]

August 20th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*